Saturday, May 18, 2024

Golaha Wasiirada Somaliland oo ka shiray labo qodob oo xasaasi ah (Sawirro)

Fadhigii  78-aad golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenku, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa warbiximo...

Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi iyo culimada caanka ah ee Soomaalida? (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay qaar kamid ah culimada Soomaalida ee ka qaybgalay kulan diimeedkii saddexaad ee...

Somaliland oo baareysa Iskuulka Abaarso iyo haweeneyda faafisa diinta Masiixiga

Wasaaradda diinta iyo awqaafta Maamulka Somaliland ayaa shaacisay iney baareyso wararka sheegaya in diinta masiixiga lagu faafiyo iskuulka abaarso iyo Jaamacadda Barwaaqo oo ku...

Somaliland oo mar kale xabsiga dhigtay weriye C/maalik Muuse Coldoon

Ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Burco ayaa galabta mar kale xabsiga u taxaabay C/Malik Muuse Coldoon oo ah weriye samafale ah. Booliska ayaa Coldoon ka...

Muuse Biixi oo boqolaal shacab ah Salaada ciida kula tukaday Hargeysa (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka  ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda ciidal Adxaha. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah...

Booliska Somaliland oo caawa toogasho ku dilay Wiil soo xirtay calanka Somalia

Ciidanka Booliska Somailand ee ilaalada ka ah Jaamacada Camuud ee Magaalada Boorame ayaa caawa toogasho ku dilay wiil ka mid ahaa ardayda wax ka...

(Sawirro) Booliska Somaliland oo xirxiray dhalinyaro ku dabaaldegtay calanka Somalia

Ciidamada Booliska Magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa xabsiga u taxaabay dhalinyaro ku dabaaldagay calanka Soomaaliya, kuwaasoo tiradoodu gaareysay qiyaastoo 70. Dhalinyaradan oo iskugu jiray...

Madaxweyne Biixi & wafdi uu horkacayo oo gaaray Magaalada Berbera (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo uga baxay caasimadda Hargeysa, ayaa maanta gaadhay xarunta gobolka Saaxil ee Berbera. Madaxweynaha...

Wiil dhalinyaro ah oo isku daldalay Magaalada Burco iyo baaritaano socda

Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa waxaa lagu arkay Maydka Wiil dhalinyaro ah oo loo maleynayo inuu is daldalay. Wiilka oo aan magaciisa la shaacin...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs