Saturday, May 18, 2024

Faahfaahino ka soo baxaya israsaaseyn dhimasho sababtay oo ka dhacday Hargeysa

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya labo askari oo ka tirsan ciidamada  Somaliland kuwaasoo isku rasaaseeyey Xaafada Maxamed Mooge ee ka tirsan  Magaalada Hargeysa. Rasaasta ayaa...

Faah faahin ku saabsan halka Saldhigyada Militariga ee dalka Itoobiya noqon doonaan oo la...

Dawladda Faransiiska iyo Itoobiya ayaa wada gaadhay heshiis dhanka Militariga ah gaar ahaana taageeridda ciidamada Badda ee Itoobiya samaysanayso kadib bookhasho laba maalmood ah...

Somaliland oo wax lala yaabo ku tilmaantay hadal kasoo yeeray Mustafa Cagjar

Maamulka Soomaalilnad ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha Maamulka Soomaalida Itoobiya Mustafa Cagjar oo sheegay in deegaano Soomaaliland kamid...

DF oo Somaliland u dirtay lacagtii loo fasaxay iyo deeqdii gurmadka dabkii Hargeysa

Dowlada Somalia ayaa shaacisay iney Somaliland ku wareejisay deeqdii ay ugu talo gashay gurmadka dabkii Suuqa Hargeysa iyo lacagihii loo fasaxay. Agaasimaha Fulinta Bankiga Dhexe...

Somaliland oo beenisay warbixinta COVID-19 ee ay baahiso dowlada Somalia

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in cudurka Covid-19 uu ku soo laba kacleeyay, dadka xanuunka laga helayaana ay sii kordhayaan maalinba maalinta ka dambeysa. Agaasimaha Wasaaradda...

Muuse Biixi oo eedeymo kulul u jeediyey Madaxweyne Farmaajo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta eedeeyn kulul u jeediyay madaxweynaha federaalka Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo. Biixi oo khudbad ka jeediyay munaasabad lagu...

Muuse Biixi oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Berbera (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Berbera, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey shacabka iyo qeybaha bulshada. Muuse Biixi...

Howlihii dekeda Berbera ee Somaliland oo joogsaday & sababta ka dambeysa

Dekedda magaalada Berbera ee Somaliland ayaan maanta wax shaqo ah ka socon kadib markii ganacsatadii wax kala soo degi jiray ay joojiyeen. Ganacsatada ayaa la...

Somaliland oo aqbashay codsi kaga yimid Ra’isul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Somalia (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay dhowaan xafiiska Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Somaliland Maxamed Kaahi Axmed ayaa waxaa cafis loogu fidiyay Ridwaan Xirsi Maxamed oo ahaa...

Wasiirka Cadaalada dowlada Zambia oo booqasho ku jooga Somaliand (Sawirro)

Wafdi ka socda dalka Zambia ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Hargeysa ee Somaliland, kuwaasoo kulamo la qaatay madaxda Somaliland. Wafdigan waxaa hoggaaminayay wasiirka cadaaladda...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs