Thursday, August 11, 2022

Xiliga la furayo Saldhiga Imaaraadka Carabta ka dhisanayo Berbera oo la shaaciyey

Saldigga Militariga ee Imaraadka Carabta  ayaa la filaya in xadhiga laga jaro bisha June ee sanadkan waxaana la filaya in halkaasi lagu rakibo qalab...

Roob 5-qof dilay oo ka da’ay Hargeysa iyo Biixi oo kormeer sameeyay (Daawo Sawirada)

Waxaa xalay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ka da'ay roob mahiigan ah oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray...

Muuse Biixi oo danjire Martinez u cadeeyey Mowqifka Somaliland ee wadahadalka Somalia (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dhawaan midawga yurub u soo magacaabay Soomaaliya Amb. Nicolás...

Golaha Wakiilada Somaliland oo markii lixaad muddo kordhin loo sameeyey

Kulan ay Maanta Magaalada Hargeysa ku yeesheen Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxay muddo kordhin u sameeyeen markii lixaad Golaha Wakiiladda Maamulkaas. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Salebaan...

Wafdi ka socda Raisul Wasaaraha Itoobiya oo ka degay Magaalada Hargeysa

Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa waxaa goor dhow gaaray Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaaliyada Itoobiya Axmed Shide oo ka soo kicitimay magaalada Addis...

Taiwan oo soo Magacowday wakiilka cusub ee u fadhin doona Somaliland

Taiwan ayaa wakiil cusub oo lagu magacaabo Lou Chen-hwa u magacowday Somaliland sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaarada arrimaha dibeda ee Taiwan. Lou...

Mucaaradka Somaliland oo cabasho u gudbiyey danjire Kate Foster (Sawirro)

Mucaaradka Somaliland ayaa ashrako ka dhan ah Maamulka Muuse Biixi hor dhigay Safiirka UK ee Soomaaliya oo maanta booqatay Hargeysa. Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro...

Madaxweyne Biixi iyo wefdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Maraykanka (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa galabta safar shaqo ugu ambabaxay waddanka Maraykanka. Biixi oo ay wehelinayaan xubno wasiirro...

Wasiiro katirsanaa Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo lagu xiray Hargeysa

Wararka aan ka heleyno magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Wasiiro katirsanaa Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu xiray garoonka Diyaaradaha Cigaal. Ciidamada...

Muuse Biixi oo si lama filaan ah uga laabtay go’aan adag oo uu...

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka laabtay go’aan adag oo uu dhowaan kaga soo horjeestay inuu wadahadal la galo dowladda Federaalka Soomaaliya. Biixi...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir