Sunday, May 19, 2024

Ciidamada Kenya oo saakay isaga baxay Deegaan Istaraatiiji ah iyo Al Shabaab oo la...

Warar goordhaw kusoo dhacay warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ee qeybta ka ahaa howlgalka AMISOM saakay aroor hore isaga baxeen deegaanka...

(Daawo Sawirro) Xaflad weyn oo xalay Kismaayo loogu sameeyey Wafdigii RW Khayre

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Ra"iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay Munaasabad...

Taliye Indha Qarshe oo booqday xero Ciidan oo kutaala Kismaayo (Daawo Sawirada)

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen: Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe ay wehliyaan saraakiil kale ayaa maanta Kormeer ku tagay Taliska Guutada 11-aad qaybta...

Kenya oo shaacisay in ay dishay xubno katirsan Al Shabaab hubna kasoo furatay

Wasaarada Difaacada dowlada Kenya war kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ciidankooda qeybta ka ah howlgalka AMISOM ay dileen dagaalyahano katirsan Al Shabaab sidoo...

Raisul Wasaare Khayre & Wafdigiisa oo loo dalxiis geeyey degaanka Goob-weyn (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ayaa Degaanka Goobweyn ku marti qaaday Ra"iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa...

Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal ka dhacay J/hoose (Magacyada)

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Kuwa Daraawiishta dawlad goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay degaanno hoos yimaada degmadda Jammaame ee gobolka Jubbada hoose. Howlgaladaan...

Khayre Oo Guddoomiyay Shir Ay Yeesheen Wasiirrada la Socda iyo Iyo kuwa Jubaland (Daawo...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shir ay Kismaayo ku yeesheen wasiirrada ku wehliya socdaalkiisa iyo wasiirrada wada...

Xildhibaan sheegay in Ra’isul Wasaare Kheyre booqday magaalo uu Gumeysi ka jiro !!

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in Ra'isul Wasaare Kheyre uu booqasho ku joogo magaalada Kismaayo...

Wada-sheekeysi xeebta Kismaayo ku dhexmaray RW Kheyre & koox dhalinyaro ah (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Kismaayo kulan xog-waysi ah kula yeeshay dhallinyarada ku nool magaalada. Ra’iisul Wasaare Xasan...

Khayre oo Kismaayo kaga qeyb galay Daahfurka Mashruuca ILED (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Dawlad gobaleedka Jubaland uga qayb galay munaasabadda Daah-furka Mashruuca Horumarinta Dhaqaalaha...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs