Wednesday, May 8, 2024

Dowlada oo War kasoo saartay Doorashada Jubbaland iyo Liiska Odayaasha soo xulaya …

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in Liiska Odayaasha dhaqanka Beelaha ee soo xulaya Xildhibaanada Jubbaland uusan waafaqsaneyn diiwaanka...

(Akhriso) Liiska odayaasha soo xulaya Xildhibaanada Jubbaland oo caawa la soo bandhigay

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa soo bandhigay liiska Odayaasha dhaqanka ee soo Xulaya Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland. Odayaashan liiskooda la shaaciyey ayaa ka kooban...

Puntland oo ka hor timid dalabkii Farmaajo, War cusubna ka soo saartay xubnaha xiran

Maamulka Puntland ayaa ka hor yimid dalabkii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in la sii daayo xubnaha xiran ee ka tirsan guddiga dhismaha wadada Boosaaso,...

Waqti dheeraad ah oo lagu daray Diiwaan Galinta Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland

Guddiga Doorashooyinka ee maamulka Jubbaland ayaa waqti kordhin u sameeyay xiliga diiwaangalinta Musharaxiinta xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo maanta oo sabti ah ku ekeyd. Qoraal...

Axmed Madoobe oo awood iyo Xeylad u adeegsanaya in mar kale noqdo Madaxweyne

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa la filayaa in dhawaan ka dhacdo doorasho shaki badan la galinayo , waxaana doorashada u...

Shuruudo adag oo loogu xiray Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Jubbaland (Akhriso)

Guddiga Doorashooyinka maamulka Jubbaland uu horey u magacaabay Axmed Madoobe ayaa soo saaray shuruudo adag oo lagu xiray Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha maamulkaasi. Shuruudaha...

Axmed Madoobe & wakiilka QM ee Somalia oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Kismaayo...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u...

Xildhibaan ku eedeeyey dowladda Somalia iney ka dambeysay Weerarkii Kismaayo

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somalia ayaa ku eedeeyey weerarkii jimcihii la soo dhaafay ka dhacay Hotel ku yaalla Magaalada Kismaayo iney ka dambeysay dowlada...

Kulan Axmed Madoobe la qaatay guddiga amniga Jubbaland oo Qodobo laga soo saaray ...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo. Xaalada guud...

Yaa Lahaa dareeskii ay wateen ragii weeraray Hotelka Cas Caseey ee Kismaayo ?

Dagaalyahano hubeesan oo katirsanaa Al Shabaab ayaa weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday gabal dhicii jimcaha Hotelka Cas Caseey ee...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs