Tuesday, May 14, 2024

Dowlada Kenya oo War ka soo saartay doorashadii Axmed Madoobe (Akhriso)

Wasaaradda arrimaha Dibadda dowladda Kenya ayaa qoraal ay soo saartay ugu hambalyeysay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo shalay mar kale dib loo...

Dowladda Somalia oo War kulul ka soo saartay doorashooyinkii ka dhacay Kismaayo

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo War kasoo saartay Kismaayo ayaa cadeysay ineysan aqoonsaneyn natiijooyinka kala duwan ee...

Banaan baxyo ruxay magaalada Kismaayo iyo Wararkii Ugu Dambeeyay (Daawo Sawirada)

Magaalada Kismaayo waxaa wali ka socda banaan baxyo waa weyn oo lagu taageerayo doorashadii maanta ka dhacday magaaladaasi oo Madaxweynaha maamulka Jubbaland loogu doortay...

Daawo Sawirada: Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo bilaabatay iyo Wakiilada beesha …

Waxaa goordhaw  magaalada Kismaayo ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ay ku tartamayaan afar musharax uu ku jiro Madaxweynaha waqtihiisu dhamaaday ee Axmed Madoobe. Doorashadan...

Ciidamo caawa lagu daadiyey Kismaayo iyo Wararkii ugu dambeeyey

Saraakiisha amniga Maamulka Jubbaland ayaa caawa ciidamo fara badan ku daadiyey Magaalada Kismaayo, iyadoo maalinta beri ah lagu wado in halkaas ay ka dhacdo...

Axmed Madoobe oo casho sharaf u sameeyey Xildhibanada cusub ee Jubbaland (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka...

(Akhriso) Magaalada Kismaayo oo laga xiray Cirka, Dhulka iyo Badda

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa laga bilaabo caawa xiray Xuduudaha Magaalada Kismaayo laga soo galo Sida garoonka diyaaradaha Dekeda iyo Kontaroolada kala duwan. Amarkan ayaa lagu...

Musharraxiinta Mucaaradka Jubbaland oo Magacaabay guddi doorasho (Akhriso)

Musharraxiinta mucaaradka ee Jubbaland ayaa magacaabay guddiga doorashada Madaxweynaha, iyagoo sheegay inay dooran doonaan madaxweyne Khamiista nagu soo aadan. Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo ka...

 Jen. Tigabu Yilma oo maanta tagaya Kismaayo iyo xog ku aadan u jeedka Socdaalkiisa

Warar lagu kaloonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ay kusii jeedaan Taliyaha Guud ee Ciidamada...

Xildhibaano Eedeyn u jeediyay Beesha Caalamka iyo Dowlada federaalka (War Saxaafadeed)

Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka federeaalka Soomaaliya si weyna u taageersan Musharax Axmed Madoobe ayaa eedeyn u jeediyay dowlada federaalka Soomaaliya iyo Beesha...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs