Dowlada Somalia oo ciidamo gaar ah ka dejisay Baardheere & Xog ku aadan ujeedkooda

Dayuurad gaar ah oo siday ciidamo si gaar ah u tababaran ayaa galabta ka degtay degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Gudoomiyaha degmada Baardheere ee maamulka...

Hub la sheegay in Al-Shabaab laga furtay oo Kismaayo lagu soo bandhigay (Sawirro)

Howlgal ay ciidanka Jubbaland ka sameeyeen degaanka Yaaq Bishaaro ee duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo ayaa saraakiisha hogaamineysa waxay sheegeen inay ku dileen xubno...

Axmed Madoobe: “Labo dhibaato ayaa ka dhashay wada shaqeynta la’aanta DF”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horayn Madaxweynaha ayaa...

Maraykanka oo duqeymo isdaba joog ah ka wada Jubbooyinka ka dib weerarkii Lamu

Ciidanka Maraykanka ayaa duqeeyay fariisimo ay Al-shabaab ku lahaayeen, degaanka Caanoole oo hoostaga degmada Badhaadhe ee gobalka Jubbada hoose sida laga soo xigtay saraakiil...

Al Shabaab oo Weerar kale ku qaaday saldhig ay leeyihiin Ciidamada Milatariga Kenya

Wararka aan ka heleyno gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab xalay saqdii dhaxe weerar culus ku...

Xaflad aroos oo ka socotay Deegaan katirsan Jubbaland oo Murugo isku bedeshay kadib Duqeyn...

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in deegaan katirsan gobolkaasi ay ka socotay xaflad aroos la duqeeyay , waxaana duqeyntaasi ka dhashay...

Ganacsatada Magaalada Kismaayo oo amar cusub lagu soo rogay (Akhriso)

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa waxay ganacsatada ku soo rogtay amar cusub. Ganacsatada degaanada Jubbaland ayaa wareegtada lagu faray...

Ayax guuraya oo ku habsaday degaano cusub iyo Jubbaland oo digniin soo saartay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada ee Maanta oo Khamiis ah. Ugu horayn Madaxweynaha Dowlad Goboleedka...

(Sawiro) Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo ka wada degaano ku dhow Jamaame

Ciidamada Xoogga dalka qeybta 43aad ee deegaanada Jubaland ayaa labaddii maalmood ee la soo dhaafay howlgalo qorsheysan ka waday degaanada u dhexeeya Degmooyinka Kismaayo...

War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii magaalada Kismaayo (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland shir ku yeeshay Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya iyo Wasiirada maaliyadda ee Maamul goboleedyada. Shirkan ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs