Saturday, May 18, 2024

Axmed Madoobe oo ka hadlay xiisaada ka soo cusboonaatay Galmudug iyo Ahlu sunna

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay xaaladda Doorashada iyo xaaladda Galmudug iyo khilaafka madaxda dowladda Federaalka. “Waa nasiib darro iyadoo kuwii hore aan...

Wakiilo ka socday Beesha Caalamka oo kulan Xasaasi ah la qaatay Axmed Madoobe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi kasocda beesha Caalamka oo maanta gaaray magaalada Kismaayo.   Wafdiga waxaa kamid ah...

Jubbaland oo si adag uga hadashay Masuulkii u gefay R/W Rooble iyo Hooyada Ikraan...

Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Dowladda Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in uu ka xunyahay hadallada xanafta leh ee loogu gafay Ra'isul Wasaare...

Jubbaland oo war kasoo saartay Xil ka qaadistii Fahad Yaasiin iyo Go’aankii Farmaajo

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa si weyn usoo dhaweesay talaabadii uu Ra'isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble shaqada uga joojiyay Taliyihii hore ee Hay'adda NISA Fahad...

Gubitaanka xaruntii Bisha Cas ee Baardheere oo si kulul loo cambaareeyay

Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS), weerarkii lagu gubay xarunta Bisha Cas ku leedahay magaalada Baardheere...

Nin Careesan oo Sabab layaab leh u gubay Xaruntii Bisha Cas ee Baardheere (Sawirro)

Wararka aan ka heleyno magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dad careesan oo magaaladaasi kunool ay dab qabad siiyeen xaruntii ay ku...

Axmed Madoobe oo maalmo kadib ku laabtay Kismaayo laguna soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubaland kadib safar shaqo...

Axmed Madoobe oo galabta soo gaaray Muqdisho laguna soo dhaweeyay ( Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Axmed Madoobe iyo wefdiga...

Qarax dhimasho & dhaawac sababay oo saaka ka dhacay duleedka Kismaayo

Qarax loo adeegsaday miino wadada lagu aasay ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa lagula eegtay duleedka Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs