Tuesday, May 7, 2024

Guddiga Doorashada oo shaaciyay in Garbahaarey laga wareejiyay Doorashada 16-ka kursi

Guddiga doorashada heer federaal ayaa goordhaw go'aan rasmi ah ka gaaray doorashada 16-ka kursi oo horey loo shaaciyay in lagu qabanayo magaalada Garbahaarey ee...

Qarax Khasaaro geestay oo lagu weeraray guriga Masuul katirsan maamulka Jubbaland

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa xalay ka dhacay weerar qarax loo adeegsaday oo lala bartilmaameedsaday guri uu magaaladaasi ka degnaa masuul...

Jubbaland iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay Masiirka kuraasta taala Garbahaarey

Madaxwayne ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa shir ku dhacay habka fogaan aragga la yeeshay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud...

Axmed Madoobe oo diiday qorshe Beesha caalamka soo jeedisay oo la xiriira kuraasta Garbahaarey

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa Xarunta Madaxtooyada marti qaad ugu sameeyay Xildhibaanada laga soo doortay Jubaland ee deegaan doorashadoodu tahay...

Dagaalyahano katirsanaa Al Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda

Ciidamada Nabad sugida ee ka howlaga degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa soo bandhigay labo nin oo la sheegay in ay katirsanaayeen dagaalyahanada Al...

Jubbaland oo War cad kasoo saartay go’aankii dalka looga eryay Danjire Francisco Madeira

owlad goboleedka Jubaland waxay soo dhawaynaysaa go’aanka masiiriga ah ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ay ka gaartay Danjirahii hore ee Midowga Afrika Francisco...

(Daawo Sawirro) Ciidanka Nabad Sugida Jubbaland oo fashiliyey qarax lagu xiray gaari

Ciidanka Hay'adda Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland ayaa galabta fashiliyey miino Al-shabaab gaariga ugu xireen mid ka mid ah dhalinyarada xaafada Guulwade ee magaalada Kismaayo. Saraakiisha...

Rooble iyo Axmed Madoobe oo isku afgartay in doorashada laga wareejiyo Garbahaarey iyo Go’aan...

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in doorashada xildhibaanada goolaha shacabka gaar ahaan 16-ka kursi ee loo asteeyay in lagu qabto magaalada...

Waqtigii loo qabtay in lagu soo gabagabeeyo Doorashada Kuraasta Garbaharaey oo fashil ku yimid

Waxaa maanta oo talaado ah ku eg mudo labo isbuuc ah oo guddiga doorashada heer dowlad goboleed Jubbaland ku shaaciyeen in lagu qabanayo doorashada...

Malafka Xildhibaanada Jubbaland lagu doortay oo lagu wareejiyay Guddiga Doorashooyinka

Guddiga hirgalinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa saaka ku wareejiyay galalka iyo malafka 34 xildhibaan oo kuraastoodu ku asteysneyd Deegaan Doorashada 1aad...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs