Sunday, May 19, 2024

Doorashadii Xubnaha Golaha shacabka ee ka socotay Ceelwaaq oo lagu kala baxay (Sawirro)

Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta soo gebagebeeyey doorashada 16-kii kursi ee tiilay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Waxaa maanta la qabtay doorashada 5tii kursi ee...

(Akhriso) Jubaland oo bedeshay habraaca mid ka mid ah kuraasta lagu dooranayo Ceelwaaq

Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland (SEIT) ayaa dib u saxay, guddiga xulista kursiga tirsigiisu yahay HOP078 kadib markii guddigii...

(Sawirro) Qaraxyo lala beegsaday xarumo Waxbarasho oo ku yaalla Magaalada Kabul

Qaraxyo lala beegsaday xarumo waxbarasho oo ku yaalla magaalada Kabul ee dalka Afghanistan  ayaa lagu dilay ugu yaraan lix qof, oo ay ku jiraan...

Xildhibaan goordhaw lagu doortay magaalada Kismaayo (Daawo Sawiradda)

Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacday doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP079 oo ay ku tartamayeen labo musharax oo...

Ciidamo ku heyb ah Madaxweyne Farmaajo oo weerar ku qaaday Guriga Cismaan Macalimuu

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo u abaabulnaa qaab beeleed ayaa xalay weerar ku qaaday guri uu magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ka degan...

Axmed Madoobe oo Ballan qaad u sameeyay Guddiga Doorashada Heer Federaal (Sawirro)

Madaxweynaha  Jubaland Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer federaal Muuse Geelle Yuusuf, oo ay wehelinayaan...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka iyo Xubno la socday oo Kismaayo gaaray (Sawirro)

Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT Mudane Muuse Geelle ayaa goordhaw gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland. Guddoomiyaha...

Yaa ku fadhiya 16-ka Kursi ee doorashadooda laga wareejiyay Garbahaarey (Magacyada)

Guddiga doorashada heer federaal ayaa go'aamiyay in doorashada 16-ka kursi ee horey loogu qoondeeyay magaalada Garbahaarey loo wareejiyo degmada Ceel-Waaq oo gacanta ugu jira...

Cabdirashiid Janan oo ku farxay Go’aankii Doorashada 16-ka kursi looga wareejiyay Garbahaarey

Wasiirkii hore amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa taageeray go'aankii guddiga doorashada kasoo baxay ee magaalada Garbahaarey looga wareejiyay doorashada 16-ka kursi...

(Akhriso) Jubbaland oo shaacisay Jadwalka doorashada 16ka kursi ee loo wareejiyey Ceelwaaq

Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ( SEIT) oo tixraacaya warqadda sumadeedu tahay GHDHF/56/2022 kana soo baxday guddiga hirgalinta doorashooyinka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs