Thursday, May 2, 2024

Ciidamo ka amar qaata dowlada federaalka oo la wareegay Balad Xaawo iyo Doolow

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo dowlada federaalka Soomaaliya ka amar qaata dhawaana laga qaaday magaalada Muqdisho la wareegeen gacan ku...

Gaari la doonayay in lagu qarxiyo Buundada Baar Sanguuni oo la qabtay (Daawo Sawirada)

Al Shabaab ayaa saakay weerar xoogan oo isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalada...

Faahfaahin: Masuul ka tirsan Jubbaland oo ku dhaawacmay qaraxii Kismaayo

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose kaasoo geystay khasaare iskugu...

Jubbaland oo War cusub ka soo saartay xaalada gobolka Gedo, dowladana ku eedeysay..

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mar kale ku eedeysay DF faragelin iyo khal-khal amni oo ay ka waddo gobolka Gedo. War saxaafadeed ka soo baxay Jubbaland...

Axmed Madoobe oo Muddo kadib maanta ku dhax lugeeyay xarunta Madaxtooyada (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay ka wada hadleen gebagebada...

Xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo la gubay iyo (Daawo Sawirada)

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa xalay gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud. Ciidamadan oo watay Gaadiid gaashaaman ayaa waxa ay kasoo...

Xukuno Dil iyo xarig isugu jira oo lagu riday askar katirsan ciidanka Dowladda

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qaybta 27-aad ayaa maanya xukuno isugu jira dil iyo xabsi ku riday askar katirsan ciidanka dowladda Soomaaliya oo lagu helay...

(Daawo Sawirro) Milateriga DF oo degaan muhiim ah kala wareegay Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga dalka guutadda 10aad ee gobolka Gedo ayaa la wareegay tuulo Barwaaqo oo ka mid ah degaanada hoos taga gobolka Gedo. Waxaa horey degaankan...

Axmed Madoobe oo Gudoomiyay Shir arimo kala duwan looga hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.   Kulanka waxaa diirada lagu saaray...

(Sawirro) Axmed Madoobe oo la kulmay Saraakiil & Waxgarad ka soo horjeeday

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed ayaa maanta kulan la qaatay Janaraal Cabdi Mahdi iyo Nabadoon Cali Xuseen Nuur Cali Dheere oo kamid...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs