Friday, May 17, 2024

Ciidamo u abaabulan qaab beeleed oo weerar ku qaaday xarunta Nabad sugida Jubbaland

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xaruna KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamo katirsan maamulkaasi balse u abaabulan qaab beeleed weerar xoogan...

Axmed Madoobe oo si weyn loogu cambaareeyay Talaabo uu shalay qaaday

Madaxweynaha Jubbaland ayaa cambaareyn xoogan kala kulmay baraha bulshada kadib markii lasoo galiyay Facebooka Sawiradda isaga oo daah furaya tartanka kubada cagta kooxaha heerka...

Jubbaland oo Guul weyn ka sheegatay dagaalka Balad Xaawo kana jawaabtay hadalkii Dowlada

Maamulka Jubbaland ayaa guul ka sheegtay dagaalka xoogan ee ka qarxay degmada Balad Xaawo ee u dhaxeeya ciidamo maamulkooda taabacsan iyo ciidamo ka amar...

(Sawirro) Mareykanka oo boqolaal milyan ugu deeqay Itoobiya ka dib booqashadii Blinken

Mareykanka ayaa sheegay in Itoobiya ay tahay xulafadooda ugu muhiimsan geeska Afrika, iyadoo haatan meesha laga saaray mad madowgii u dhexeeyey ee ka dhashay...

Axmed Madoobe oo Qaabilay Dhalinyaro Dalxiis u tagtay Kismaayo (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay qaar kamid ah dhalinyarada aqoonyahanka Soomaaliyeed oo Magaalada Kismaayo tagay. Dhalinyaradan...

Qarax caawa ka dhacay hoyga Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Jubbaland

Sida ay sheegayaan warar caawa naga soo gaaray Magaalada Jubbada hoose qarax ayaa caawa ka dhacay hoyga uu magaaladaas ka degan yahay Guddoomiye ku...

Al Shabaab oo Weerar culus ku qaaday saldhig ay lahaayeen Ciidanada Nabad Sugida Jubbaland

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay saqdii dhaxe weerar culus ku qaaday saldhiga Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ay...

Somali-Canadian journalist Hodan Nalayeh killed in Somalia hotel attack.

Hodan Nalayeh, a Somali-Canadian journalist who once resided in Vaughan, Ont., was killed in an attack on a hotel in Kismayo, Somalia on Friday. Global...

Jubbaland oo ka hadashay caqabada heysata Shirkii lagu balansanaa Muqdisho

Jubbaland ayaa War ka soo saartay sababta uu furmi la'yahay shirkii au ku balansanaayeen madaxda DF, Jubbaland & Puntland ee lagu waday inuu ka...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Balad Xaawo iyo ciidamada dowlada oo gurmad badan helay

Duleedka degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo waxaa maanta ka qarxay dagaal u dhaxeeya ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo ciidamada Daraawiishta Jubbaland uu hogaaminayo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs