Friday, May 17, 2024

Jubbaland oo go’aano ka soo saaray mashaqo ka jirtay duleedka Kismaayo (Akhriso)

Golaha Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa go'aan kama danbeys ah kasoo saarey khilaaf ku saleysan deegaamaysi oo ka jira deegaamada hoostaga magaalada Kismaayo ee...

Axmed Madoobe oo arrimo ka dhan ah kooxda Al Shabaab kala hadlay Tim Trenkle...

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay safiir ku xigeenka dowladda Maraykanka u jooga Soomaaliya Amb. Tim Trenkle...

Beesha Caalamka oo Axmed Madoobe cadaadis ku saartay in uu joojiyo Shir Jaraa’id uu...

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in wakiilada beesha caalamka kuwooda ugu saameynta badan ay cadaadis ku saareen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe...

Axmed Madoobe oo Warbixin siiyay golaha Wasiiradda Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga hadlay qodobo kale duwan.   Kulanka waxaa ugu horeyntii...

Ciidamada Kenya oo dagaal looga saaray degaan ka tirsan Jubbooyinka

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda Kenya, kuwa Jubbaland iyo xoogag ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka dhacay saaka degaanka Diif ee gobolka Jubada...

(Akhriso) Jubballand oo jawaab ka bixisay Qoraalkii ka soo baxay golaha aqalka sare

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubbaland Xirsi Jaamac Gaanni ayaa jawaab ka bixiyey qoraalkii kasoo baxay golaha Baarlamanka Aqalka sare ee la xiriiray khilaafaadka dowladda Federaalka...

Ra’isul Wasaare Rooble oo Mashruuc dhismo ka dhagax dhigay Kismaayo (Sawirro)

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha Xarunta Cusub ee...

Ciidamo ku heyb ah Madaxweyne Farmaajo oo weerar ku qaaday Guriga Cismaan Macalimuu

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo u abaabulnaa qaab beeleed ayaa xalay weerar ku qaaday guri uu magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ka degan...

Shiikh Shariif oo ka digay in soddon sano ka dib dalka lagu celiyo nidaam...

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa nasiib daro ku tilmaamay in soddon sano kadib Soomaaliya loo celiyo nidaam kali talis ah. Shariif ayaa...

Nabadoon Mucaarad ku ahaa Axmed Madoobe oo caawa lagu dhaawacay Kismaayo

Wararka ka caawa ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in kooxo hubeesan ay halkaasi dhaawac xoogan ugu geesteen Nabadoon...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs