Isbadal lagu sameeyay xiliga ay Dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Jubbaland

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamuka Jubbaland waxaa ka socda diyaar garowga doorasho lasii ogyahay natiijada kasoo baxeysa oo lagu dooranayo Gudoonka Baarlamaanka...

(Sawirro) Axmed Madoobe oo digniin culus siiyey Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa caawa kulan la qaatey agaasimayaasha wasaaradaha iyo gudiyada madaxa banaan ee Dowlad goboleedka Jubbaland. Kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd hubinta...

Ciidamada Kenya oo dagaal looga saaray degaan ka tirsan Jubbooyinka

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda Kenya, kuwa Jubbaland iyo xoogag ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka dhacay saaka degaanka Diif ee gobolka Jubada...

Axmed Madoobe oo digniin adag siiyey Shaqaalaha iyo Ciidamada Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada maamulkaas waxaana Warbixino lagaga dhagaystay qaar kamid ah Wasaaradaha...

Ciidamada Dowladda oo dilay Xubno katirsan Al Shabaab soona bandhigay (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorsheesay oo ay ka fuliyeen deegaanka Janaay Cabdalle waxa ay ku dileen...

Jubbaland oo sheegtay iney la dagaalameyso ciidamada dowladu geysay Gedo

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubbaland oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo sheegay in heegan buuxa la geeliyay Ciidanka maamulkaas. Hadalka ayaa yimid ka dib kulan uu...

Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Axmed Madoobe iyo saraakiisha AMISOM? (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Taliska ciidanka AMISOM qaybta 2-aad ee ka howlgasha Jubbaland. Waxyaabaha ay ka...

Al-Shabaab oo mar kale shan nin ku toogatay goob fagaare ah (Magacyada)

Fagaare ku yaalla degaanka Salagle ee gobolka Jubbada dhexe ayaa shalay galab lagu toogtay Illaa shan nin oo lagu eedeeyey iney u basaasayeen dowlado...

Muxuu salka ku hayaa heshiiska ay Jubbaland la gashay Shirkadda Alpha Logistics? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qaybgalay saxiixa mashruuca soo saarista Maraakiib burbursan oo ku jirta dekeda Kismaayo kaasoo...

Magaalada Kismaayo oo Noqotay Marinka Qasa oo kale !!

Tan iyo Markii ay Burburtey Dowladii Dhexe ee Soomaaliya 1991 waxaa la waayey oo Gebi ahaanba burburay Dhamaan Adeegyadii Bulshada, waxaana dhibaatadaas ka damqadey...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs