Sunday, April 28, 2024

Akhriso Wareegto: Axmed Madoobe oo Magacaabay xilal cusub

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah soo saaray wareegto lagu magacaabay xilal cusub Axmed Madoobe ayaa wareegtada ku...

Maxaa ka jira in Mid ka mid ah raggii ay toogteen Al-Shabaab uu ka...

Guddoomiyaha Alshabaab ugu magacaaban gobolada Jubbooyinka Shiikh Maxamed Abu Cabdalla ayaa in Shanta ruux ee ay ku dileen degmada Jilib uu ka mid ahaa...

Labo Xildhibaan oo kamid noqonaya Gollaha Shacabka goordhaw lagu doortay Kismaayo

Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland lagu doortay labo xildhibaan oo kamid noqonaya xildhibaanada gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee...

Gaari la doonayay in lagu qarxiyo Buundada Baar Sanguuni oo la qabtay (Daawo Sawirada)

Al Shabaab ayaa saakay weerar xoogan oo isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalada...

Muxuu Isbitalka Al-Shifa xudun ugu noqday dagaalka Israel iyo Xamaas?

Ciidamada Israa’iil ayaa weerar ku galay Isbitaalka ugu weyn Gaza ee Al-Shifa, kadib markii ay Xamaas ku eedeeyeen inay ka shaqaynayeen godad dhulka hoostiisa...

Jubbaland oo War cusub ka soo saartay dagaalkii B/Xaawo, soona dhoweysay warbixintii IGAD

WAR-SAXAAFADEED Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Jubaland 28 Janaayo 2021 waxaa looga hadlay Arrimaha Amniga, Doorashooyinka iyo warbixintii Guddiga xaqiiqa raadinta IGAD. Dood dheer iyo falaqeyn kadib...

Dagaal culus oo goor dhow ka qarxay bartamaha Magaalada Kismaayo

Sida ay sheegayaan Wararka laga helayo magaalada Kismaayo dagaal qaraar ayaa ka qarxay magaalada, kaasoo u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan maamulka Jubbaland. Wararkii ugu...

Axmed Madoobe oo Cabasho ka dhan ah Dowlada u gudbiyay Ben Fender (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben...

Ciidamada Kenya oo Madaafiic ku garaacay Balad Xaawo iyo Ciidamo badan oo xadka lasoo...

Ciidamada milatariga Kenya ee ku sugan xadka u dhaxeeya degmooyinka Balad Xaawo iyo Mandheera ayaa lagu soo waramayaa in madaafiic saakay ku garaaceen xaafado...

Maraykanka oo ka hadlay duqeyn uu maalintii Ciidul-adxaa ka geystay koonfurta Somalia

Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa shaaciyey duqeyn  ay maalintii koowaad ee Ciidula Adxaa la beegsadeen kooxda Alsahbaab oo ka dhacday meel 46-Km...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs