Booliska DF oo soo bandhigay Sawirada iyo Magacyada askar shaqada laga eryey (Sawirro)

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey sawirada iyo magacyada askar laga eryey shaqada ciidankaas. Qoraal ka soo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in labada askari...

Dowlada Somalia oo ciidamo gaar ah ka dejisay Baardheere & Xog ku aadan ujeedkooda

Dayuurad gaar ah oo siday ciidamo si gaar ah u tababaran ayaa galabta ka degtay degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Gudoomiyaha degmada Baardheere ee maamulka...

Geel laga soo dhacay Dalka Kenya iyo ragii watay oo la qabtay (Daawo Sawirada)

Ciidamada amaanka maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay geel laga soo dhacay deegaano katirsan gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya iyo sidoo kale burcadii...

Xildhibaanadii lagu soo doortay Ceel-Waaq oo lagu dhegan yahay loona diiday in la dhaariyo

Xildhibaanadii lagu soo doortay magaalada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo kuna sugan magaalada Muqdisho ayaa loo diiday in la dhaariyo sidoo kale la siiyo kaarka...

Faahfaahin: Dagaal culus oo dhexmaray Ciidamada Danab iyo Xoogaga Al-shabaab

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaal geystay khasaaro kala duwan oo Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Mareykanka uu tababaray...

Madaxweynaha Jubaland oo Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Jubaland (Aqriso)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Jubaland kuwaas oo laga sugayey Muddo badan. Liiska Cusub ee Wasiirada...

Wabiga Jubba oo ku fatahay Deegaanka loo Dalxiis tago ee Goobweyn (Sawirro)

Wabiga Jubba ayaa ku fatahay xaafado katirsan deegaanka  loo dalxiis tago ee Goobweyn oo kuyaala duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ,...

(Daawo Sawirro) Madaxweyne caan ah oo gabadhiisa ka dhigay Madaxweyne ku-xigeen

Madaxweynaha Philippines Rodrigo Duterte Gabadha ugu wayn ilmaha ayaa loo dhaariyay xilka Madaxweyne ku xigeenka wadanka. Mudo xileekeeda oo ah lix sano oo ay la...

(Akhriso) Mid ka mid ah Wasaaradaha DF oo amartay in laga guuro xarunteedii hore

Wasaaaradda Macdanta iyo Bartoolka ee Xukuumada Federaalka Somalia ayaa soo saartay amar sheegaya in si dhaqsi ah ay uga guuraan dadka degan xaruntii Wasaaradda...

Dowlada federaalka oo duulaan ku ah Kismaayo iyo baaq loo diray beesha Caalamka (Akhriso)

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa ku eedeeyay dowlada federaalka Soomaaliya in ay wado qorshayaal ay xiisad uga abuureyso magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose. War...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs