Maamulka Jubbaland oo ka hadlay dagaal iyo qaraxyo ka dhacay Qooqaani

Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Jubbaland oo shalay ka baxay magaalada Kismaayo kuma sii jeeday degaanka Dhoobley ee isla gobolka Jubbada hoose ayaa weerar ku...

Qarax lagu weeraray kolonyo ay wateen ciidanka Itoobiya iyo khasaare ka dhashay

Qarax khasaare geystay ayaa kolonyo ay wateen ciidamada Itoobiya lagula eegtay degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Warka...

Ururka dhaqaatiirta Qaliinka Soomaaliyeed oo Muqdisho looga dhawaaqay (Sawirro)

Urur ay ku mideysan yihiin dhaqaatiirta qaabilsan Qaliinka ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho caasimada Somalia. Munaasabad ay ka soo qeyb galeen dhaqaatiirta Qaliinka qaarkood...

Beesha Caalamka oo Axmed Madoobe cadaadis ku saartay in uu joojiyo Shir Jaraa’id uu...

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in wakiilada beesha caalamka kuwooda ugu saameynta badan ay cadaadis ku saareen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe...

Madaxweyne Deni iyo wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweeyey Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi  Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Kismaayo. Deni iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka dayuuradaha...

Axmed Madoobe oo Sare u Qaaday Fursadaha Dib-u-xulashada Farmaajo !!

Codbixin dadweyne waa tiirka ugu muhiimsan nidaamka dimuquraadiyadda ee is xukunka shacabka. Codbixiyaasha waa kuwa go’aamiya nidaamka “fikradaha” dalka lagu maamulo iyo madaxda fulinaysa. Hanaanka...

(Daawo Sawirro) Milateriga DF oo degaan muhiim ah kala wareegay Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga dalka guutadda 10aad ee gobolka Gedo ayaa la wareegay tuulo Barwaaqo oo ka mid ah degaanada hoos taga gobolka Gedo. Waxaa horey degaankan...

Axmed Madoobe oo la kulmay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta madaxtooyada Jubaland ku qaabilay Gudoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Faderaal FEIT, Muuse Geelle Yuusuf iyo xubno ka...

Axmed Madoobe oo Kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya(Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo kulanka lagaga hadlayay arrimaha amaanka Soomaaliya...

Wasiir Carab oo sheegay inuu halis ku jiro Imtixaankii shahaadiga ee sanadkan

Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Somalia Abdullahi Abukar Haji, ayaa daah furay Qorshaha Waxbarashadda Qaranka ee 5ta Sano ee soo Socota,...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs