Wednesday, May 1, 2024

Ciidanka Danab oo degaano ka tirsan J/hoose kala wareegay Al-Shabaab (Sawirro)

Ciidanka xoogga dalka ee Danab ayaa sheegay in howlgalo saacadihii ugu dambeeyey ay ka fuliyeen Gobolka Jubbada Hoose ay ku dileen xubno ka tirsan...

Ciidamada dowlada federaalka oo ku wajahan Degmada Ceel Waaq iyo Masuul ka hadlay

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku tagayaan degmada Ceel Waaq ee gobolka Gedo halkaas ay horey u joogeen ciidamo ka amar...

Axmed Madoobe oo shaaciyay hal arin ay isaga mid yihiin Dowlada Federaalka iyo Al...

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga Baarlamaanka Jubbaland ayaa eedeymo badan u jeediyay dowlada federaalka Soomaaliya. Axmed...

Axmed Madoobe oo Fariin Cad hawada usoo mariyay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka qeyb galaya Munaasabada Sanad guurada labaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in khilaafka ka taagan...

Qarax Xoogan oo Lagu dilay Cabdullaahi Carab iyo ciidamo la socday

Wararka ka imaanaya degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ah lala eegtay ciidamo katirsan kuwa...

Muxuu Axmed Madoobe kala hadlay Guddiga doorashada heer federaal & dowlad goboleed?

Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Mohamed Islaam (Axmed Madoobe ayaa xarunta Madaxtooyada Kismaayo kulan kula qaatay caawa masuuliyiinta Guddiga hirgalinta doorashada ee heer Federaal iyo heer...

Axmed Madoobe oo lagu celiyey mid ka mid ah Musharaxiintii uu u Magacaabay Aqalka...

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa u soo jeediyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam inuu soo badalo Cali Maxamed Cali oo...

(Akhriso Magacyada) Lix Xildhibaan oo maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo

Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku qabtay magaalada Kismaayo doorashada lix kursi oo ka tirsan golaha shacabka. Doorashadan oo ah tii ugu horeysay...

Odayaal kasoo jeeda Gedo oo diiday in Garbahaarey Doorasho ka dhacdo (Sawiiro)

Guddiga qiimeeynta xaaladda deegaan doorashada labaad Jubaland ee Garbohaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa la kulmay odaayasha dhaqanka Jubaland ee matala qaar...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs