Friday, April 26, 2024

Ciidamo kala dhexgalay dagaal ka socday degaano ka tirsan gobolka Galgaduud

Ciidamada xoogga dalka ayaa la sheegay iney kala dhex-galeen maleeshiyo beeleedyo shalay ku dagaalamay degaanada Mirxeyley iyo Bangeelle oo ku yaalla inta u dhaxeysa...

Xirsi Yuusuf Barre oo si cad uga soo horjeestay xil ka qaadis lagu sameeyey

Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo saarey wareegto uu ku sheegay inuu xilalkii ka qaadey mas’uuliyiinta Maamulka degmada Gaalkacyo,...

Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo iscasilay & sababta ka dambeysa

Wasiiru-dowlihii Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumada Soomaaya Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu xilka iska Casilay. Qoor-Qoor oo shir jaraaid...

(Akhriso) Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Guddoonka Baarlamanka Galmudug

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug ayaa shaaciyay Shuruudaha Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug. Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa waxaa ku xusan ilaa 8...

(Sawirro) Dr. Max’ed Nuur Gacal oo shaaciyay inuu sharaxan yahay Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug

Waxaa xalay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug lagu qabtay munaasabad balaaran uu musharaxnimadiisa kusoo bandhigayay Xildhibaan Maxamed Nuur Gacal oo u taagan qabashada...

Dil Caawa ka dhacay magaalada Dhuusomareeb iyo faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay nin oday ah oo kamid ahaa dadka deegaanka,...

Xiliga ay Dhaceyso Doorashada Gudoonka Baarlamanaka Galmudug oo la shaaciyay

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Maamulka Galmudug kulan ku yeeshay guddiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka uu yeelanayo maamulkaasi, kuwaa oo shaaciyay habraaca doorashada Gudoonka. Guddiga...

Musharax Cali Ciid oo kusii jeeda Dhuusomareeb iyo diyaar garow lagu soo dhaweenayo oo...

Waxaa la filayaa in dhawaan magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaaro Musharax Cali Maxamed Ciid oo u taagan qabashada xilka Madaxweyne kuxigeenka maamulka...

Baarlamaanka Cusub ee Galmudug oo maanta yeeshay gudoomiye KMG ah 

Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug oo maanta kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay magaalada Dhuusomareeb ayaa waxa ay ku doorteen Gudoomiye si KMG ah u...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs