Saturday, May 18, 2024

Baarlamanka Galmudug oo ansixiyey in la tiro qodob ku jiray dastuurka Maamulkaas

Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta ansixiyey in xildhibaanada qaarkood lagu soo dari karo golaha wasiirada maamulka Galmudug. Ku dhawaad 56 mudane ayaa meel mariyay...

Xiliga la qabanayo Xaflada caleemo saarka Madaxda cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

Guddiga qaban-qaabada Xaflada Caleemo-saarka Madaxda cusub ee Galmudugshaaciyay waqtiga la qabanayo Xaflada Caleemo-saarka Madaxda Galmudug. Yuusuf Garaad Cumar oo ah Guddoomiyaha Guddiga Xaflada Caleemo-saarka oo...

Madaxweyne Qoorqoor oo guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Galmudug

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay shir gudoomiyey shirka Golaha Amniga Galmudug. Kulankii 8aad ee shirka Golaha amniga waxaa kasoo...

Guddoonka Guddiga caleemo saarka madaxda Galmudug oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi kooban oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Yuusuf Garaad Cumar ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb. Waxaan garoonka...

Galmudug oo Hogaanka Ahlu Sunna ku tilmaantay kuwa aan Hadaf laheyn Digniina u dirtay...

Afhayeenka Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Hogaanka Ahlu sunna ee laga awood roonaaday ay yihiin kuwa...

Maamul cusub oo loo magacabay Magaalada Dhuusamareeb (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye ayaa maamul cusub u magacaabay Degmada Dhuusamareeb oo ah caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Qoorqoor...

(Sawirro) Madaxweyne Qoorqoor oo dhagax dhigay Madaxtooyada cusub ee Galmudug

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta daahfuray Mashruuca dhismaha Madaxtooyada Galmudug iyo xarumaha afar wasaaradood. Afarta wasaaradood ee...

Guddiga caleema saarka Madaxweynaha Galmudug oo la Magacaabay (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Magacaabay Guddiga caleema saarka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleed Galmudug. Qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxweyne...

Macalin Maxamuud & Shiikh Shaakir oo ka degay dalka Imaaraadka Carabta

Hogaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamuud Shiikh Xasan iyo madaxii hore ee xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir oo ay wehliyaan xubno kale ayaa maanta gaaray...

Ahlu Sunna oo War xasaasi ah goordhaw kasoo saartay magaalada Garawe (Akhriso)

War saxaafadeed kasoo baxday kooxda awoodooda la wiiqay ee Ahlu sunna hadana ku sugan magaalada Garawe ayaa looga hadlay dagaalkii dhawaan ka dhacay magaalada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs