Maamul cusub oo loo magacabay Magaalada Dhuusamareeb (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye ayaa maamul cusub u magacaabay Degmada Dhuusamareeb oo ah caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa lagu magacaabay afar xubnood oo kala gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb, labo guddoomiye ku-xigeen iyo xoghaye.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA XUBNAHA LA MAGACAABAY

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -