Maxkamada ciidamada oo Xukun ku riday ragii ka dambeeyay dilka Shaafici Xaaji Diiriye

Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukuno kala duwan ku riday labo askari oo katirsanaa ciidanka dowlada oo dhawaan magaalada Dhuusomareeb ku...

(Sawirro) Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal oo Koonfurta Gaalkacyo u tegay qancinta Xaaf

Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamanka Somalia ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ka dib safar dhinaca dhulka ah oo ay kaga ambabaxeen magaalada...

Senator laamaha amniga u gacan geliyey askari ka tirsanaa ilaaladiisa oo dil geystay

Senoter Yuusuf Geelle Ugaas (Dhagey) oo ka tirsan Aqalka Sare Baarlamanka Soomaaliya ayaa talaabo adag ka qaaday askari ka irsan Ilaaladiisa oo maanta Dhuusamareeb...

Faah faahino kasoo baxaa dilka Dhuusomareeb loogu geestay Shaafi Xaaji Diiriye

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dila wiil dhalinyaro ah oo caan ka ah magaaladaasi...

Baarlamaanka Galmudug oo aqbalay codsi mar kale uga yimid Madaxweyne Qoor Qoor

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa mar kale Baarlamaanka Galmudug ka codsaday in ay siiyaan waqti dheeraad ah uu kusoo magacaabo...

 Xaaf oo lagu qal qaalinayo ka qeyb galka Caleemo saarka Madaxweyne Qoor Qoor

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa la filayaa in lagu qabto caleemo saarka Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye , waxaana socota qaban qaabada...

(Sawirro) Xildhibaano diidanaa doorashada Galmudug oo la kulmay Madaxweyne Qoor-qoor

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta gaaray xubno ka tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ee ka soo horjeeday Doorashada Galmudug ka dhacday dhowaan. iyagoo la kulmay Madaxweyne Axmed...

Ciidamada amaanka oo qabtay Jaakad waxyaabaha qarxa lagu soo qariyay (Sawirro)

Ciidamada amaanka maamulka Galmudug ayaa howlgal ay ka sameeyeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo waxa ay kusoo qabteen jaakad waxyaabaha qarxa lagu soo qariyay lana doonayay...

Dib u dhac ku yimid caleemo saarka Madaxda Galmudug & Sababta ka dambeysa

Guddiga Qaban qaabada Munaasabadda Caleemasaarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo ku Xigeenkiisa ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in dib loo dhigey Munaasabadda sababo la...

Hooyo iyo Ninkeeda oo dil argagax leh u geestay gabar yar (Daawo Sawirada)

Deegaan kuyaala duleedka magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa ka dhacay dil dad badan ka argaxeen, waxaana dilkan uu noqday mid hadal heyn...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs