Monday, April 29, 2024

Madaxweyne Qoor Qoor oo Xaalku ku xun yahay iyo cabsi badan oo lasoo daristay

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo marar badan ku cel celiyay in uu yahay siyaasi dhax dhaxaad ah oo isku wadi kara Muxaafid iyo...

Faahfaahin: Iska horimaad xalay ka dhacay nawaaxiga degmada Matabaan

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dagaal xalay  degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ku dhexmaray ciidamada amnigga dowladda federaalka iyo Maleeshiyo afduubtay dad shacab ah. Dagaalka...

Galmudug oo raali gelin ka dalbatay hadalo ka soo yeeray Gudoomiye Basmo Caamir

Maamulka iyo taageerayaasha Galmudug ayaa raali gelin ka dalbaday Guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada ee maamulka gobolka Banaadi Basmo Caamir Shakeeti oo ay ku eedeeyeen...

Milatariga Soomaaliya oo Howlgal qorsheesan ku qabtay  Dabley dishay Saraakiil ciidan 

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaan kuyaala gobolka Galgaduud ayaa gacanta kusoo dhigay labo nin oo kamid ahaa maleeshiyaad hubeesan...

Qofkii fuliyey qaraxii dhowaan ka dhacay Koonfurta Gaalkacyo oo la aqoonsaday

Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in la aqoonsaday qofkii fuliyay qarixii ismiidaaminta ahaa ee Gaalkacyo ka dhacay...

Deni & Qoor qoor oo War-Murtiyeed ka soo saaray xalinta Khilaafka doorashada (Akhriso)

Madaxweynayaasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa War Murtiyeed ka soo saaray Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee ka...

RW Rooble oo ka qeyb galay caleemo saarka Cabdiraxmaan Sheekh Xasan (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qeyb galay caleema saarka  Guddoomiyaha  cusub ee degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan   ayaa...

RW Somalia oo kormeeray dhismaha laamiga Cadaado, dhaqaalena ugu deeqay (Sawirro)

Ra'iisal Wasaaraha Somalia mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeeray dayactir ay bulshada reer...

RW Rooble oo balan-qaad u sameeyey waxgaradka degmada Cadaado (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magaalada Cadaado uga qeyb galay casho Sharaf loo sameeyay oo uu ka qeyb...

Daawo Sawirada: Ra’isul Wasaare Rooble oo si heer sare loogu soo dhaweeyay Cadaado

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga Ra’iisul...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs