Thursday, May 16, 2024

Fiqi oo la kulmay waalidiin ka walaacsan wiilashooda oo Eritreya loo qaaday (Sawirro)

Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Axmed Macalin Fiqi, maamulka degmada Gaalkacyo iyo taliyaasha hey’adaha amniga ayaa galabtay Kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo waalidiin isugu jira...

Qoor-qoor oo tababar u xiray ciidamo ka tirsan Daraawiishta Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta tababar usoo xiray ciidanka Daraawiishta Galmudug ee ku sugnaa xerada Dhaan karoone ee duleedka magaalada...

Rasaas lagu furay Waalidiin ka banaan baxayay Caruurtooda oo Eritrea ku maqan (Sawirro)

Ciidamada amaanka maamulka Galmudug ayaa maanta rasaas ku furay waalidiin ka banaan baxayay wiilashooda oo tababar askarnimo loogu qaaday dalka Eritrea aysan war iyo...

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay degaanada Galmudug

Dowlad gobolleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah xoogagga Al-shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ah degaanada Maamulkaas. Wasiirka Amniga Galmudug Axmed...

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo agabyo Caafimaad gaarsiisay Isbitaalka Gaalkacyo

Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug ayaa agabyo kala duwan maanta gaarsiisay Isbitaalka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo adeegyo Caafimaad oo bilaash u fidiya...

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo xalay weeraray degaanka Ceeldheere

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday degaanka Ceeldheere ee gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya halkaas Goobjoogayaal ayaa sheegay...

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Galmudug oo kormeeray Isbitaalka BandiIradley (Sawirro)

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Mudane Mahad Caabi Ciise ayaa maanta kormeeray Isbitaalka degmada Bandiiradley ee gobolka Mudug oo ay ka...

Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug oo amar deg deg ah siiyey laamaha amniga (Sawirro)

Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa shir gudoomiyay shirka amniga oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada Galmudug. Shirka amniga...

Galmudug oo si kulul uga hadashay shacabkii lagu dilay tuulada Xirsi Lugey

Ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Cali Daahir Ciid ayaa tacsi u diray dhamaan qaraabada iyo eheladii marxuumintii maanta lagu laayey...

Dad uu ku jiro Macalin dugsi Quraan oo lagu laayey degaan hoostaga Galgaduud

Rag ku lebisnaa dareyska ciidamada oo qaab beeleed u abaabulnaa ayaa duleedka degmada Ballanballe ku laayey dad shacab ah oo uu ku jiro macallin...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs