Thursday, May 2, 2024

Booliska Galmudug oo soo bandhigay rag burcad ah oo dhac geysanayey (Sawirro)

Ciidamada Booliiska Galmudug ayaa caawa soo bandhigey rag burcad ah oo dhac bareer ah u geysanayay gaadiidka safarka ah iyo dadka la socda kuwaaoo...

Muxuu yahay dhismaha cusub ee uu xarigga ka jaray Madaxweyne Qoorqoor? (Sawirro)

Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xariga kajaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug kadib munaasabad lagu qabtay...

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee lagu doortay Galmudug (Sawirro)

Maxadaxwaynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa kulan guud laqaatay xildhibaanada cusub ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhawwaan lagu doortay...

Ahlu Sunna oo Weerar ay khiyaano badan u adeegsatay ku leesay Ilaalada Saadaq Joon

Waxaa xalay saqdii dhaxe deegaanka Balli-Bire oo dhanka Waqooyi kaga beegan magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug ka dhacay dagaal xooggan oo dhax maray ciidamada...

Dagaal culus oo caawa dhax maray Ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna

Dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa caawa saqdii dhaxe duleedka magaalada Dhuusomareeb ku dhax maray ciidamada dowladda ay wehliyaan...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhagaha ka fureestay Baaqii Madaxweyne Qoor Qoor

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa talaadadii ugu baaqay xildhibaanada labada aqal ee lagu doortay deegaanada Galmudug in ay soo...

Qoor Qoor oo la kulmay qaar kamid ah Xildhibaanadii lagu doortay Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug kula kulmay qaar kamid ah Xildhibaanada labada golle...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Weji cusub lasoo baxay kana digay dib u dhaca Doorashada

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday magaalada Gaalkacyo ayaa ka digay dib u...

Yaa gadaal ka riixaya Go’aanada kasoo baxay Madaxweyne Qoor Qoor iyo Laftagareen ?

Guddiga doorashada heer federaal ayaa soo saaray habraac loo marayo diiwaangelinta iyo dhaarinta Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka oo intooda badan lasoo doortay,...

Madaxweynaha Galmudug oo kahor yimid Qoraalkii kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka

Maamul goboleedyada siyaasad ahaan taageersan Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday qaarkood ayaa kasoo horjeestay qoraalkii kasoo baxay guddiga doorashooyinka ee lagu muddeedyay xilliga dhaarinta xildhibaanada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs