Friday, April 26, 2024

Qoor Qoor oo Guddoomiyay Shir labo hindise sharciyeed oo Muhiim ah lagu ansixiyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug, iyadoona Wasaaradda Arimaha Guduaha, Federaalka iyo Dib uheshiisiinta Galmudug ayaa...

Ciidan cusub oo loo tababaray in ay dagaal la galaan kooxda Al Shabaab (Daawo...

Saraakiil katirsan milatariga Soomaaliya iyo Daraawiishta Galmudug ayaa tababar usoo xiray ciidamo cusub ay qorteen dadka deegaanka Wisil ,kuwaa oo doonaya in ay dagaal...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay Guluf Dagaal oo Hormuud u tahay Galmdug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad soo dhaweyn ah oo ay ku maamuuseen madaxda iyo bulshada Galmudug...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Dhuusomareeb (Sawirro)

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka ambo baxay magaalada Baydhabo ayaa gaaray magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug. Garoonka...

Madaxweyne Xasaan Sheekh oo kusii jeeda Dhuusomareeb iyo Qaban qaabo socota

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo labadii maalin ee lasoo dhaafay safar ku joogay magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada...

Xildhibaan Ka Hadlay Abaaraha Ka Jira Guud ahaan deegaanada Galmudug !!

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa ku baaqay in gargaar beni’aadanimo lala gaaro dadka iyo duunyada ay saameysay abaarta daran ee ka jirta gobollada...

Madaxweyne Qoorqoor oo kormeeray talisyada ciidamada Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay talisyada ciimadada kala duwan ee qalabka sida. Kormeerka madaxweynaha ayaa waxaa ku wehlinayay wasiiro...

Dagaal la isku habeensaday oo dhexmaray Ciidanka DF iyo kuwa Ahlusunna

Dagaal culus ayaa galabta ku dhexmaray duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ciidamada Galmudug iyo DF oo dhinac ah iyo xoogag taabacsan Ahlusunna. Sida Wararku...

Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay gacan ku dhiigle Cabduqaadir Cali Muuse

Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay dil loo geestay nin kamid ahaa dadka deegaanka,...

Madax iyo Saraakiil badan oo katirsan Ahlu Sunna oo la amray in lasoo xiro...

Taliska ciidanka booliiska Soomaaliya gaar ahaan qeybta maamulka Galmudug ayaa caawa baahiyay magacyada iyo sawirada madax iyo saraakiil katirsan kooxda Ahlu Sunna oo ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs