Saturday, May 18, 2024

Abshir Bukhaari & Xildhibaano ku kacsan dowlada oo tagay Cadaado (Sawirro)

Xubno uu horkacayo guddoomiye ku-xigeenka Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa gaaray magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Xubnaha wehliya Abshir Bukhaari waxaa ka mida...

Cadaadis xoogan oo la saaray Guddigii Doorasho uu magacaabay Sheekh Shaakir

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa kuwada sugan labo guddi doorasho oo iska soo horjeeda ayna kala magacaabeen Dowlada federaalka iyo kooxda Ahlu...

Ciidamo katirsan Daraawiishta Galmudug oo Dhoolotus soo bandhigay (Sawirro)

Ciidamo katirsan daraawiishta dowlad goboleedka Galmudug ayaa galabta degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, waxaa loogu soo xiray tababar bilooyin halkaasi uga socday. Madaxweyne kuxigeenka...

Kheyre oo sheegay in ay muuqato fursad wanaagsan oo lagu dhisayo Galmudug (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug kulan kula yeeshay qaar kamid ah...

(Sawirro) Qoorqoor oo ku laabtay Dhuusamareeb ka dib markii uu ka soo qeyb galay..

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kadib safar...

Madaxweyne Qoorqoor oo Daah-furay Mashruuca cusub ee Barwaaqo (Sawirro)

Munaasabadda daahfurka oo dhacday aqalka Madaxtooyada waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka mid ah golayaasha dowladda Fadaraalka, labda gole ee Dowladda Galmudug maamulka gobalka...

Munaasabad lagu soo dhaweenayay Guddigii uu magacaabay Sheekh Shaakir oo la qabtay

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in hoolka Midnimo ay ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu soo dhaweenayo Guddiga...

Mid kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo Eedeyn Culus u jeediyay Madaxweyne Farmaajo

War Saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa eedeyn culus loogu soo jeediyay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed...

Ciidamada booliiska oo gacanta ku dhigay rag la tuhmayo in ay geesteen dil laga...

Ciidamada booliiska saldhiga degmada Caabudwaaq ee maamulka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay rag lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dil maalmo kahor degmadaasi loogu...

Kulankii Qoor-qoor & Deni oo goor dhow soo gebageboobay (Maxaa ka soo baxay?)+Sawirro

Shirka iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee saaka ka dhacay woqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa soo dhammaaday goor dhow salaadii Jimcaha ka dib. Waxaa shirka ka qeyb...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs