Akhriso: Xog ku aadan Sababta Madaxweyne Xaaf isku bedelay Waji cusubna ula soo baxay...

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle oo horey ugu dhawaaqay in Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka ku wareejiyay howlaha dib u...

Bakhaar hub ugu keydsanaa maamulka Galmudug oo saakay gubtay

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay uu gubtay bakhaar ku dhax yaalay saldhig ay leeyihiin ciidamada maamul...

Dagaal goor dhow ka qarxay Magaalada Gaalkacyo & faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow oo duhurnimadii ah ka qarxay koonfurta magaalada Gaalkacyo oo hoos taga maamulka Galmudug. Dagaalka ayey wararku sheegayaan...

Galmudug oo talaabo adag ka qaaday iskuul jabiyey awaamiirta ka hortagga Covid-19

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa ruqsadii kala noqotay iskuul ay sheegtay inuu jabiyey awaamiirta ka hortagga Covid-19. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarshada Galmudug ayaa lagu sheegay...

RW Khayre iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug. Waxaa garoonka dayuuradaha magaalada Dhuusamareeb ku...

(Akhriso) Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Madaxweynaha & ku-xigeenada Galmudug

Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ayaa shaaciyay shuruudaha laga rabo Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenada Galmudug. Qoraal ka soo baxay...

Kheyre oo Ganacsato kula kulmay magaalada Dhuuso Mareeb (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Ganacsatada ka soo jeeda deegaannada dowlad gobaleedka Galmudug. Kulanka dhex...

Maxaad ka taqaan Xildhibaanka ugu Aqoonta badan Baarlamaanka cusub ee Galmuug ?(Sawirro)

Waxaa maanta guddiga farsamada iyo maamul u dhisida Galmudug shaaciyeen Liiska 83-Xildhibaan oo kamid noqonaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo ka kooban 89-Xildhibaan. Xildhibaanadan cusub...

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo digniin adag siiyey Maamulka Galmudug

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan ayaa uga igay Maamulka Galmudug inay faragelinta ka daayaan degmada Matabaan, isagoo si cad u sheegay in...

Ciidamo katirsan Ahlu Sunna oo nolosha lagu qabtay iyo Galmudug oo ka hadashay

Ciidamada nabad sugida iyo kuwa booliiska Galmudug ayaa la sheegay in nolosha ku qabteen qaar kamid ah ciidamada Ahlu Sunna ee maanta weerarka ku...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs