Friday, May 17, 2024

Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii Al Shabaab ku qaadeen Wisil iyo Khasaaraha ka dhashay

Kooxda Al Shabaab ayaa saakay aroortii hore weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday Saldhig ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa milatariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka...

DEG DEG: Dagaal culus oo goor dhow ka qarxay Magaalada Dhuusamareeb

Dagaal ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow ka qarxay magaalada Dhuusamareeb kaasoo dhexmaraya ciidamada dowlada ee taageeraya maamulka Galmudug iyo kuwa ahlu suna. Dagaalkan...

Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo iscasilay & sababta ka dambeysa

Wasiiru-dowlihii Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumada Soomaaya Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu xilka iska Casilay. Qoor-Qoor oo shir jaraaid...

Cali Daahir Ciid oo xariga ka jaray deked laga hirgeliyey xeebta Hobyo (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa xariga ka jaray dakada kaluumeysiga hobyo. Dhismaha dakadan oo ay iska kaashadeen...

Cali Gacal Casir oo si kulul uga jawaabay Qoraal uu soo saaray Madaxweyne Xaaf...

Guddoomiyaha Baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir oo ku sugan magaalada Cadaado ayaa ka jawaabay qoraal maanta ka soo baxay Madaxweyne Axmed Ducaale...

Qoor-qoor & xubno ka tirsan Wasiiradiisa oo galabta booqday xeebta Hobyo (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ay wehliyaan qaar ka mid ah golihiisa Wasiiradda ayaa galabta booqday xeebta Magaalada Hobyo. Qoorqoor ayaa waqti...

Ahlu Sunna oo dooneysa in Ra’isul Wasaare ka noqoto Dowlad Goboleedka Galmudug

Guddoomiyaha guud ee kooxda Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarah, ayaa wareysi uu bixiyay kaga hadlay arimo dhoor ah ay kamid...

(Sawirro) Qoor-qoor & James Swan oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Mudane James Swan iyo...

Faah faahino kasoo baxaya Nin Hubeesan oo lagu toogtay magaalada Dhuusomareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xalay ciidamada booliiska halkaasi ku toogteen nin hubeesan oo doonayay in uu...

Milatariga Soomaaliya oo Howlgal qorsheesan ku qabtay  Dabley dishay Saraakiil ciidan 

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaan kuyaala gobolka Galgaduud ayaa gacanta kusoo dhigay labo nin oo kamid ahaa maleeshiyaad hubeesan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs