Qoor-qoor oo ku laabtay Dhuusamareeb iyo Sababta ka dambeysa (Sawirro)
Madaxweynaha Dowaladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhusamareb ee Caasimadda Galmudug.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa...
Dagaalo culus oo goor dhow ka qarxay degaanka Camaara ee gobolka Mudug
Dagaal culus ayaa barqanimadii maanta ka qarxay Degaanka Camaara ee gobolka Mudug, kaasoo dhexmaraya ciidamo ka tirsan kuwa Galmudug iyo dowladda Soomaaliya iyo xoogaga...
Galmudug oo bilaabeysa Dagaal Rogaal celis ah una mahad celisay Siciid Deni (Sawirro)
Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Amniga oo looga arrinsaday dardargelinta sugida nabad-gelyada iyo xoreynta deegaanada kujira gacanta...
Ahlu Sunna oo ka baxday Deegaan Muhiim ah iyo Ciidamada dowlada oo la wareegay
Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedka Galmudug ayaa dagaal la'aan kula wareegay deegaanka Ceeldheere oo qiyaastii 30-km u jira magaalada Dhuusomareeb ee...
Dowlada Soomaaliya oo gar gaar deg deg ah u dirtay magaalada Guriceel (Sawirro)
Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta diyaarado gar gaar sida u dirtay magaalada Guriceel, halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ka socdeen dagaalo dhiig badan ku...
Xuseen Iidow oo mar kale loo doortay Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka
Waxaa goordhaw doorasho natiijadeeda lasii ogaa oo ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka lagu doortay Xildhibaan Xuseen Qaasim Yuusuf (Iidow)oo katirsanaa Xildhibaanadii...
Doorashadii ugu adkeyd oo ay ku tartamayaan 7-haween ah oo maanta dhaceysa
Magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta ka dhacaya doorashada afar kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka, waxaana kuraastaasi intooda badan...
Xukun dil ah oo maanta lagu riday Khadro Jaamac iyo Cabdinaasir Axmed (Sawirro)
Maxkamadda Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta xukun dil ah ku riday labo qof oo rag iyo dumar kala ah in dil...
Madaxweyne Qoor Qoor oo ka shaqeenaya in muddo kordhin loo sameeyo iyo Baarlamaanka oo…
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan qorshayaal la doonayo in muddo kordhin loogu sameeyo madaxweynaha...
Diyaarad ku burburtay magaalada Caabudwaaq iyo Faahfaahino kasoo baxaya
Diyaarad jaad siday ayaa lagu soo waramayaa in ay ku burburtay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaana diyaarada la sheegay in ay dhacday kahor...