Saturday, May 18, 2024

Wararkii ugu dambeeyey Khilaaf ka dhex curtay Xaaf iyo Ahlu Sunna

Waxaa soo baxaya faahfaahino la xiriira kulan magaalada Dhuusamareeb ku dhexmaray Madaxweyne Xaaf iyo Xubnaha Ahlusuna ee ku biiray Galmudug. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in...

(Sawirro) RW Khayre: Waxaan u imid inaan idin kala shaqeeyo dhismaha Gulmudug Mideysan”

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa sheegay in uu magaalada u...

Raisul Wasaare Khayre oo booqday Xarumo ku yaalla degmada Guriceel (Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday isbitaalla Galguduud ee magaalada Dhuusamareeb iyo Isbitaalka Istarliin ee Guriceel. Ra’iisul Wasaare Khayre...

Ciidamo gadoodsan oo maanta la wareegay garoonka Diyaaradaha Dhuuso Mareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa  sheegaya in ciidamo gadoodsan oo katirsanaa kuwa Ahlu Sunna maanta saacado kooban la...

Ahlu-Sunna oo shaacisay inuu burburay hreshiiskii ay la gashay dowlada Somalia (Akhriso)

War-saxaafadeed ka soo baxay Ahlu Sunna ayaa lagu sheegay inuu burburay heshiiskii ay la gaareen dowladda federaalka Somalia. Madaxa Xukuumada Galmudug ayaa sheegay in dowlada...

Heshiis 10-qodob ka kooban oo maanta lagu kala saxiixday Xeraale (Daawo Sawirada)

Howl-wadeenno ka socda xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, wasaaradda arrimaha gudaha iyo guddiga dib-u-heshiisiinta Galmudug, ayaa magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud uga qayb galay saxiixa...

Ninkii isku qarxin rabay Xafladii Ahlu suna oo Maxkamad ciidan la soo taagay

Maxkamadda ciidamada qalabka ayaa maanta Dhuusamareeb ka bilowday dhegeysiga kiiska nin bishii 5aad ee sanadkan ciidamada Galmudug ay ku qabteen magaalada Gurceel, xili uu...

Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay lacago been abuur ah iyo dadkii watay

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ee ka howlgala magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay lacago been abuur ah oo isugu jiray Dollar...

Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo iscasilay & sababta ka dambeysa

Wasiiru-dowlihii Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumada Soomaaya Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu xilka iska Casilay. Qoor-Qoor oo shir jaraaid...

Qaar kamid ah xildhibaanadii Ahlu Sunna oo go,aankoodii badalay iyo Wararkii Ugu dambeeyay

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa xiligan ka taagan xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay kala qeybsanaanta guddigii loo xil saaray qaban qaabada doorashada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs