Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Guddi labo dhinac iska soo xuleen (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta waxaa uu kulan wadajir ah la qaatay guddi ay...

Xiliga Dhuusamareeb lagu dooranayo gudoomiyaha baarlamanka Galmudug oo la shaaciyey

Guddiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaa waxay shaaciyeen jadwalka doorashada gudoomiyaha baarlamaanka ka dib Kulan ay xalay magaalada Dhuusamareeb...

Gaadiidkii QM ee lagu xanibay Cadaado oo baaritaan lagu bilaabay (Daawo Sawirro)

Maamulka degmada Cadaado iyo ciidamada amniga ayaa baaritaan ku bilaabay gaadiidkii 3dii bishan lagu qabtay duleedka magaalada Cadaado ee ku socday Dhuusamareeb Gaadiidkan ayaa u...

Madaxweyne Xaaf oo eedeymo culus u jeediyey Madaxda dowlada federaalka (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka digay colaad uu sheegay in dowladda Federaalka ka hurineyso degaanada Galmudug. Hadalkan ayaa yimid ka ddib...

Xaaf oo Shaaciyay Cida ka dambeeysay dadkii lagu laayay Koonfurta Gaalkacyo

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku eedeeyay ciidamada Milatariga dowlada Soomaaliya in ay ka dambeeyeen dadkii kasoo jeeday Koonfur Galbeed iyo...

Kheyre oo Goob Fagaare ah ka cadeeyay Ujeedka uu Cadaado u tagay (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo galabta meel fagaara ah kula hadlay bulshada magaalada Cadaado ayaa sheegay in DFS...

Faahfaahin: Meydka gabar yar oo laga helay duleedka Magaalada Cadaado

Deegaanka Godinlabe oo ku yaalla duleedka Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa xalay waxaa lagu arkay meydka Gabar yar oo lagu qiyaasay 10 sano...

Shirkii dib u heshiisiinta Galmudug oo dib loo dhigay iyo sababaha ka dambeeya

Guddiga qaban-qaabada shirka dib u heshiisiinta Beelaha dega degaanada Galmudug ayaa maanta shaaciyay in dib u dhac uu ku yimid shirka oo lagu waday...

Ciidanka AMISOM oo ugu dambeyn la go’aamiyey in la geeyo Dhuusamareeb

Xukuumada Soomaaliya iyo Taliska ciidanka AMISOM ayaa maanta oo Jimce ah waxay isku raaceen in ciidamo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika la geeyo Magaalada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs