Waxii aan kusoo arkay magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud (Daawo Sawirro)

14 sanno kaddib waxaan socdaal ugu anba-baxay magaalada qadiimiga ah ee Ceelbuur, bartamaha Gobalka Galgaduud. Habeen sii dhammaanaya oo lagu jiro bil Ramadaan ayaa dhex...

R/W Kheyre oo kulan la qaatay Masuuliyiin iyo Bulshada Caabudwaaq (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Caabuudwaaq kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaalada. Kulanka...

RW Khayre oo soo gebagebeeyey safarkiisii Magaalada Gaalkacyo (Halkuu ku sii jeedaa)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maalmahan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa maanta markii 3aad Labo todobaad gudahood dib ugu laabanaya Magaalada...

Darajooyin iyo Shahaado Sharaf la gudoonsiiyay Saraakiil katirsan Ciidanka Ahlu Sunna (Daawo Sawirada)

Madaxa xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu abaal marinayay Saraakiil katirsam ciidanka Ahlu Sunna oo fashiliyay...

Ahlu Suna oo Waji cusub lasoo baxda iyo Shuruudo ay ku xireen Doorashada Galmudug

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxda Ahlu Suna ay lasoo baxeen shuruudo dhowr ah oo ku aadan...

Dayuurad gaar ah oo ciidamo ka tirsan Danab ka dejisay Magaalada Dhuusamareeb

Magaaladda Dhuusamareeb waxaa maanta ka degtay dayuurad gaar ah oo Muqdisho ka qaaday 60 askari oo ka tirsan ciidanka Xoogga gaar ahaan kuwa Gor-Gor...

Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug oo saakay la xareeyay xili uu …

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in saakay guddiga farsamada iyo maamul dhisida Galmudug ay xareeyeen dhamaaan Odayaasha saxiixayaasha...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo Kulamo xasaasi ah kawada magaalada Dhuusomareeb

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusomareeb ayaa saacadihii lasoo dhaafay kulamo xal u raadin iyo dedejinta dhismaha Galmudug...

Doorashadii Gudoomiye ku-xigeenka 2aad ee Baarlamanka Galmudug oo soo idlaatay

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey codeynta doorashada gudoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamanka Galmudug. Xilka gudoomiye ku-xigeenka 2aad waxaa u tartamay labada musharax ee kala...

Hadal jeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo ka socota Dhuusamareeb

Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug ayaa goor dhow waxaa uu kulan uga furmay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Guddoonka baarlamanka Galmudug ayaa sheegay in ajendaha kulanka maanta...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs