Friday, April 26, 2024

Masuul ka tirsan Maamulka K/Galbeed iyo qof kale oo caawa lagu dilay Afgooye

Labo qof oo midkood uu ahaa Nuur Faarax (Nuur Xawaad) oo ahaa Isku-duwihii Wasaaradda Maaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee degmada Afgooye ayaa caawa siyaabo...

Ciidamo ay tababareen Saraakiil Ingiriis ah oo maanta tabar loo soo xiray (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa maanta tababar usoo xiray ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo tababar ay siiyeen saraakiil...

Madaxweyne Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Baraawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaaray degmada Baraawe. Wafdiga Laftagareen ayaa waxaa garoonka dayuuradaha Baraawe ku...

Isgaarsiinta Baydhabo oo hawada laga saaray iyo Sababta keentay oo la ogaaday

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta hawada laga saaray isgaarsiintii magaaladaasi ka shaqeeneysay. Sida...

Ogow Ujeedka Baydhabo u tageen Gudoomiyaasha Baarlamaanka Somalia iyo Jabuuti (Sawirro)

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu qayb ka yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta...

Faahfaahin: Saraakiil ka tirsan Booliska France oo toorey lagu laayey (Sawirro)

Shan ka mid ah saraakiisha booliska Faransiiska ayaa maanta lagu dilay weerar mindi oo ka dhacay gudaha xarunta booliska magaalada Paris, sida uu sheegay...

Saraakiil & dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo caawa lagu laayey duleedka Aw-dheegle

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Midowga Midowga Afrika ee AMISOM ayaa fiidnimadii hore ee caawa duqeyn ku dilay saraakiil iyo ciidamo ka tirsan kooxda...

Mid ka mid ah Masaajidada ugu waaweyn Afrika oo xariga laga jaray (Daawo Sawirro)

Masjidka weyn oo ku yaal caasimadda Senegal ee Dakar oo ku dhawaad toban sanno uu socday dhismihiisa ayaa maanta lagu tukaday salaadii jimcaha ee...

Maamulka K/Galbeed oo amar cusub ka soo saaray Magaalada Baydhabo

Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur galbeed ayaa shir ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Kulankii golaha wasiirada ee uu shir guddoominayay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed...

Maamulkii Magaalada Baydhabo xilka laga qaaday iyo Mid cusub oo lagu bedelay (Akhriso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xilkii ka qaaday Gudodomiyihii degmada Baydhabo iyo ku-xigeenadiisa, iyadoo Maamul Cusub la Magacaabay. Wareegtada ayaa lagu sheegay in...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs