Laftagareen oo cafis u fidiyey Maxaabiis ku xirneyd xabsiga Baydhabo (Sababta)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa soo saaray wareegto cafis loogu fidiyey Maxaabiis ku xiran xabsiga Baydhabo. Maxaabiistan oo gaaraya 10 maxbuus ayaa u xirnaa...

Lafta Gareen oo magacaabay Guddi baara dilal naxtin lahaa oo ka dhacay Baydhabo

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddi baaris ku sameeya dhacdadii lagu dilay labo caruur ah uu dhalay...

Tawerka loo dhisay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud oo xariga laga jaray (Sawirro)

Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada Baydhabo ee caasimada KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa mudooyinkii dambe lagu sameenayay horumarin, waxaana dhawaan loo dhisay...

Masaajid lagu ganaaxay kumanaan Dollar sababo la xiriira cudurka COVID-19

Maamulka gobolka Västra Götaland ee dalka Sweden ayaa masaajid ku yaal Göteborg ku amray inuu bixiyo ganaax gaaraya 50,000 oo karoon oo ah lacagta...

Lafta Gareen oo Gudoomiyay Shir ay ka qeyb galeen Saraakiil Ingiriis ah (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey shirka gollaha amniga dowlad goboleedka koonfur galbeed oo todobaadkan ay ka...

Dad hor leh oo loo xiray Dil arag lahaa oo dhawaan ka dhacay magaalada...

Ciidamada amaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay dad lagu tuhmayo in ay ku lug lahaayeen dil argagax lahaa oo dhawaan magaalada Baydhabo...

Madaxweyne Lafta Gareen oo Kulan Xasaasi ah la qaatay Golaha Amniga K/G (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Amniga,Saraakiisha...

Mid ka mid ah Madaxda dowlad goboleedyada oo Muqdisho ka dhoofay (Sawirro)

Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Koonfur-galbeed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku meel-gaarka ah ee Dawlad-goboleedka Koonfur-galbeed kedib safar muddo qaatay...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay maqaayada Suweys (Sawirro)

Weerar ismiidaamin ah uu fuliyay nin waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa ka dhacay maqayaad kutaala magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur...

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo howlgal qorsheesan fuliyay (Daawo Sawirada)

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 60-aad ayaa howlgal qorsheesan waxa ay ka fuliyeen inta u dhaxeysa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs