Saturday, May 18, 2024

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo xasaanada laga qaaday

Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Baydhabo ayaa xasaanada waxa ay uga qaadeen sadex Xildhibaan oo katirsanaa baarlamaanka...

Odayaal u hogaansamay amar dhowaan ka soo baxay Al-shabaab oo xabsi la dhigay

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Odayaal ka mid ahaa ergadii soo xulatay Xildhibaanada baarlamanka Somalia oo u hogaansamay amar dhowaan ka soo...

C/casiis Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Baraawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Maanta gaaray Magaalada Baraawe oo ah  caasimadda rasmiga ah ee maamulkaasi. Waxaa safarka Madaxweynaha...

RW ku-xigeenkii hore ee Somalia oo ka degay Hargeysa ka dib cafis uu u...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa gaaray Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland, halkaasoo si weyn loogu dhaweeyay. Maxamed Cumar...

Kursi doorashadiisa horey u hakiyeen Guddiga Doorashada oo maanta la doortay (Sawirro)

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal (FEIT) ayaa qoraal ay 13-kii bishan soo saareen waxa ay ku wargaliyeen guddiga maamulka doorashada Koonfur Galbeed SEIT inay...

Madaxweyne Laftagareen oo booqasho deg deg ah ku tagay Xerada Balli-dooglle (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Xerada Ciidanka Bali-doogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Lafta...

Madaxweyne Laftagareen oo Magacaabay guddoomiye ku xigeen cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa Saciid Nuur Isaaq (Jiko) u Magacaabay Gudoomiye ku Xigeenka Maaliyada maamulka Gobolka Bakool ka dib wareegto...

Dagaalyahano Al Shabaab Dagaal looga qabtay oo lasoo bandhigayo

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday degmada Qansax Dheere ee gobolka Baay, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo dhaliyay khasaaro...

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal ka qarxay Baydhabo kadib xarigii Abuu Mansuur

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa  ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamo dowlada dhawaan geysay magaaladaasi iyo ciidamo kale...

Qarax Meyd lagu soo xiray oo lagu dilay Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar iskugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah oo saaka xoogaga Al-shabaab ku qaadeen degaanka Goof-guduud ee gobolka Bay. Al-Sh$abaab...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs