Wednesday, May 15, 2024

Raisul Wasaare caan ah oo Maxkamad la soo taagay & Musuq loo heysto (Sawirro)

Maxkamadeyn la xiriirta kiis musuqmaasuq ah oo ka dhan ah ra’iisul-wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa furantay maanta oo Axad ah. Waa ra’iisulwasaarihii ugu horreeyey ee...

Madaxweyne Laftagareen oo Cafis u fidiyay askar la dagaalantay Ciidan isaga ka ammar qaata

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa cafis u fidiyey askartii dhawwaan ka qeyb qaadatay shaqaaqadii ka dhacday magaalada Baydhabo...

R/Wasaare Kheyre oo gaaray Baydhabo kana qeyb galaya Aas halkaasi ka dhacaya

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ay wehliyaan xubno katirsan Golaha Wasiirada ayaa gaaray magaalada Baydabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed...

Maamulka K/Galbeed oo amar cusub ka soo saaray Magaalada Baydhabo

Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur galbeed ayaa shir ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Kulankii golaha wasiirada ee uu shir guddoominayay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed...

Laftagareen oo ereyo kulul ku weeraray Raisul wasaare Rooble (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Baydhabo ka furay Shirka Wadatashiga  Arimaha Doorashooyinka. Waxaa shirkan si gaar ah loogu...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii degmada Wanle-weyn & Maamulka Sh/hoose oo ka hadlay

Rasaas goos goos ah ayaa weli laga maqlayaa gudaha degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose oo saaka aroornimadii uu ka qarxay dagaal u dhexeeya labo...

Dayuurad xamuul ah oo ku dhacday garoonka Berdaale ka dib gantaal lala helay

Wararka ka imanaya magaalada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa sheegaya inuu dayuurad yar oo kuwa xamuulka qaado ah lagu soo riday garoonka diyaaradaha ee...

Mid kamid ah Wasiiradii uu Magacaabay Madaxweynaha K/Galbeed oo Caawa is casilay

Wareegto maanta kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa lagu dhameestiray Golaha Wasiirada uu yeelanayo Maamulka uu hogaamiyo. Xildhibaan Cabdisalaan...

Maraykanka oo War ka soo saaray doorashada ka dhaceysa Magaalada Baydhabo

Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo iska fogeysay inuu jiro musharax ay wadato. Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs