R/Wasaare Kheyre oo gaaray Baydhabo kana qeyb galaya Aas halkaasi ka dhacaya

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ay wehliyaan xubno katirsan Golaha Wasiirada ayaa gaaray magaalada Baydabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sida ana Wararka ku heleyno Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo xubnaha la socda ayaa la sheegay in Baydhabo u tageen si ay uga qayb galaan aas magaaladaasi loogu sameenayo hooyada dhashay Gudoomiyaha Golaha Shaca ka Somalia oo shalay geeriyootay.

Amaanka magaalada Baydhabo ayaa si weyn loo adkeeyay maanta, waxaana magaaladaasi gaaray masuuliyiin badan oo ka qeyb galaya Aaska Hooyada dhashay Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -