Saturday, May 11, 2024

K/Galbeed oo amar cusub soo saartay ka dib xanibaadii C/wali Muudey (Akhriso)

Wasaarada amniga maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saartay awaamiir cusub oo la xiriira amniga doorashada xubnaha golaha shacabka Soomaaliya. Qoraal ay soo saartay wasaarada ayaa...

Laftagareen oon ka hari doonin Xildhibaanada KG kasoo baxay ilaa ay ka doortaan qofka...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagreen oo xalay munaasabad sagootin ah u sameeyay Xildhibaanada labada Aqal ee lagu doortay Koonfur Galbeed ka hadlay ayaa shaaciyay...

(Sawirro) Muxuu Xassan Shiikh kala hadlay duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa kulan is-xogwaraysi...

Wasaaradii uu ka geeriyooday Sheekh Xasan Lugbuur oo Wasiir cusub loo magacaabay

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa wareegto uu saakay soo saaray ku magacaabay wasiirka cusub ee wasaaradda cadaaladda maamnulka Koonfur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Golaha Wasiirrada K/Galbeed kala hadlay labo arrin oo muhiim ah...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed kaasi oo lagaga arrinsaday...

Milatariga Somalia oo sheegay in ay qabteen Sargaal iyo xubno badan oo katirsan Al...

Ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa howlgalo ay ka sameeyeen magaalada Marka iyo duleedkeeda waxaa la sheegay in ay kusoo qabteen sargaal iyo dagaalyahano kale oo...

Musharax ay Taageereyso dowlada federaalka oo ka degay Baydhabo (Daawo Sawirro)

Wasiirka Tamarta ee dowlada federaalka C/casiis Lafta Gareen ayaa maanta ka degay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay halkaasoo lagu soo dhoweeyey. Lafta-gareen ayaa la filayaa...

Xildhibaanada Koonfur Galbeed oon ku farxin Tanaasulkii Shariif Xasan iyo Sababta keentay

Madaxweynihii Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhawaan shaaciyay in uu iska casilay xilka Madaxweynaha sidoo kale uu ka tanaasulay in...

Al-Shabaab oo soo bandhigtay askar ka goosatay dowlada Somalia (Sawirro)

Xarakada Alshabaab ayaa soo bandhigtay askar ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada milateriga Soomaaliya ee ka howlgala gobolka Sh/hoose. Askarta la sheegay inay isku dhiibeen...

Doorasho lasii ogyahay cida ku guuleesaneysa oo maanta Baydhabo ka dhaceysa

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs