Qoor Qoor iyo Xildhibaano la socday oo Baydhabo lagu soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug...

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay James Swam iyo xubno la socday (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay u...

Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay Deegaano horey looga qabsaday (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo gacan ka helayay kuwa daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa saakay dib ula wareegay deegaannada Daynuunaay iyo Moodo moodo oo katirsan...

Guddoomyihii degmada Baraawe oo xilka laga qaaday & mid cusub oo la magacaabay

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Baraawe, iyadoo guddoomiye Cusub loo Magacaabay degmadaas. Guddoomiyaha degmada Baraawe ayaa waxaa loo Magacaabay Cabdifitaax...

Abuu Mansuur oo dhagaha ka fureestay Amarkii Dowlada iyo Munaasabad lagu taageerayo oo…

Magaalada Baydhabo  ee xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa olole xoogan kawada Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo isku soo sharaxay Madaxweynaha...

Maxay ka wada hadleen Wakiilada Midowga Afrika & QM ee Somalia & Shariif Xasan?...

Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika iyo kan Q/Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira & Nicholas Haysom ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo. Labada masuul ayaa...

Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo mar kale dib u dhacday (Akhriso Jadwal cusub)

Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu waday in 28-ka bishan ka dhacdo magaalada Baydhabo ayaa mar kale dib loo dhigay, kadib cadaadis...

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur  oo la sheegay in la xiray iyo Xiisad ka dhalatay

Warar goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya  goordhaw magaalada Baydhabo ku xireen Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo kamid ah...

(Daawo Sawirro) Madaxweyne Laftagareen oo safarkiisii ugu horeeyey ku tegay..

Madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur galbeed C/casiis Laftagareen ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Xudur ee gobolka Bakool. Laftagareen iyo wafdigiisa ayaa waxaa ku soo...

Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa goordhaw soo saaray wareegto uu ku magacaabay qaar kamid ah Golaha cusub ee Wasiirada uu...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs