Madaxweyne Laftagareen oo si weyn loogu soo dhaweeyay Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta garoonka diyaaradaha sayid Maxamed Cabdille Xasan ku qaabilay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Abdicasiis Xasan Maxamuud Lafta gareen,...

Ciidamo Tababar loo soo xiray oo maanta Dhoolotus cajiib ah sameeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Tababar usoo xiray dufcadii shanaad oo ka tirsan Ciidamada sida gaarka ah u...

Soddoga Madaxweyne Laftagareen iyo Xubno kale oo Xildhibaano loo doortay (Sawirro)

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa saakay ka socota doorashada kuraastii ugu dambeesay ee gollaha shacabka ee deegaan doorashadooda aheyd...

Koonfur Galbeed oo shaacisay qabashada doorashada kursigii lagu celiyey (Akhriso)

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Koonfur galbeed ee SEIT ayaa shaacinaya Jadwalka Qabashada Doorashada Kursiga Hop-154 si loo waafajiyo Habraaca Doorashada guud ee Dalka. Kursigan ayaa ka...

Wasiiro iyo Guddoomiyaha gobolka Baay oo Diyaarad ku tagay Berdaale (Sawirro)

Masuuliyiin katirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta safar shaqo ku tagay degmada Berdaale ee gobolka Baay , waxa ayna safarkaasi ugu kuur galayeen xaaladaha...

(Akhriso) DF iyo dowlad gobol goboleedyada oo gaaray heshiis ay maqan tahay Puntland

Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gebagebeeyey shir u socday Wasaaradaha Dowladda Federaalka, Koonfur Galbeed, Jubaland, Hirshabeelle, Galmudug, Guddoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha Ururka...

Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu laayey qarax jidka loo dhigay & Al-Shabaab oo sheegatay

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya qarax maanta ciidamada Itoobiya lagula eegtay degaano ka tirsan Gobolka Bay. Qaraxa ayaa ka dhacay wadada u dhaxeysa Magaalada Baydhabo...

Ciidamada dowlada oo laga qabsaday degaan ku dhow Baydhabo & Xiisad ka taagan

Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay iney qabsadeen tuulada Goofguduud Buurey oo 30km magaalada Baydhabo kaga began dhinaca degmada Waajid. Sida warku sheegayo ciidamo...

Warar dheeri ah oo ka soo baxaya dad shalay lagu laayey duleedka Muqdisho

Waxaa soo baxaya warar dheeri ah oo ku saabsan rag hubeysan oo shalay degaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho ku toogtay shan qof oo...

Dowlada oo wada Qorshe ay Sadex Musharax uga reebeyso Doorashada Koonfur Galbeed (Akhriso Magacyada)

Warar saacadihii lasoo dhaafay soo xoogeesanayay ayaa sheegaya in dowlada Federaalka Soomaaliya ay cadaadis xoogan ku saareyso guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed in doorashada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs