Saturday, April 27, 2024

Madaxweyne Guudlaawe oo ku laabtay Jowhar kadib markii uu ku fashilmay tagista Baladweyne (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku laabtay Magaalada Jowhar kadib markii uu ku guul dareestay in uu...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan gaar ah la qaatay Anita Kiki Gbeho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Ali Gudlaawe Hussein ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho.   Madaxweynaha...

Dad lagu laayay Duleedka magaalada Baladweyne iyo xiisad halkaasi ka taagan

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeesan saakay weerar ku qaadeen tuulada Bunka oo ku dhaw deegaanka...

Siyaasi Caan ah oo bogaadiyay Ciidankii Badbaado ee qabsaday Baladweyne

Ciidamo hubeesan oo la baxay Badbaado Hiiraan ayaa xalay la wareegay qeybo kamid ah magaalada Baladweyne, ciidamadan ayaana kasoo horjeeda in magaalada uu yimaado...

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Baladweyne oo xalay la wareegeen Ciidamo hubeesan

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaalka magaaladaasi saakay tahay mid degan kadib markii xalay qeybo kamid ah...

Muxuu Yuusuf dabageed kala hadlay Saraakiisha ciidamada gobolka Hiiraan? (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta shir gudoomiyay kulan guud oo looga hadlay Amniga kaasoo ka dhacay Magaalada Beledweyne. Dabageed ayaa warbixin...

Goodax Barre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle

Siyaasiga Cabdullaahi Goodax Barre oo katirsan Xildhibaanada waqtigooda dhamaaday ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne kuxigeenka maamulka Hirshabelle Yuusuf Dabageed. Xildhibaan...

Miinooyin Al Shabaab ku aaseen Wado Muhiim ah oo la qarxiyay (Daawo Sawirada)

Ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Burundi ayaa qarxiyay miinooyin lagu aasay hareeraha wadada isku xirta garoonka Diyaaradaha Maxamed Dheere...

Yuusuf Dabageed iyo Xubno uu ku jiro Sanbaloolshe oo gaaray Baladweyne (Sawirro)

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne.   Madaxweyne Ku Xigeenka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs