Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan gaar ah la qaatay Anita Kiki Gbeho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Ali Gudlaawe Hussein ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho.
 
Madaxweynaha iyo Anita Kiki Gbeho ayaa Kulankaaan uga hadlay dardargalinta Arrimaha Doorashooyinka, Amniga, Fatahaadaha, Caawinta dadka ay saameeyeen fatahaadaha iyo Arrimaha horumarinta.
 
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ka warbixiyay xaaladaha bin’aadanimo oo ay ku nool yihiin dadkii ay saameeyeen fatahaadaha ku soo noq noqday deegaanada Hirshabeelle.
 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -