Sunday, May 19, 2024

Doorashada 11-kursi oo lagu dooranayo magaalada Baledweyn oo la shaaciyay

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa maanta shaaciyay 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ee taala Magaalada Beledweyne...

Cali Guudlaawe oo Maamuus gaar ah u sameeyay Fahad Yaasiin (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay Madaxtooyada Magaalada Beledweyne waxaa uu kula kulmay Lataliyaha Amniga Qaranka Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ahna...

Wiil 14-sano jir ah oo Telfoon dartiis loogu dilay magaalada Jowhar

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle waxaa xalay ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kaddib markii askari katirsan ciidanka dowladda halkaasi ku dilay...

Ciidamo katirsan Haramcad oo Gadood sameeyay Wadooyin Muhiim ahna xirtay

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in ciidamo katirsan booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad in...

Doorashada Kursi ay ku tartamayaan 9-Musharax oo maanta ka dhacaya Baledweyne

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacdo doorashada labo kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka , doorashada...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan gaar ah la qaatay Anita Kiki Gbeho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Ali Gudlaawe Hussein ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho.   Madaxweynaha...

Jeneraal Xuud oo maanta imaanaya Muqdisho lana kulmaya Madaxweyne Farmaajo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho soo gaaro Jeneraal Abuukar Xuud oo hogaamiya ciidamo ku sugan duleedka magaalada Baladweyne oo si weyn uga...

(Sawirro) Qoorqoor oo arrimo xasaasi ah kala hadlay siyaasiyiinta beesha Habar gidir

Madaxwaynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (qoorqoor) ayaa Aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Raisal Wasaarihii hore ee dalka Maxamed Xuseen...

Waa Maxay ujeedka safarka uu Taliyaha ciidanka Xoogga ku tagay Belad-weyne?

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage oo ka soo ambabaxay gobolka Galgaduud ayaa xalay gaaray Magaalada Beledweyne Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka...

Al Shabaab oo gubtay Saldhigii booliiska Matabaan kadibna isaga baxday Degmadaasi

Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al Shabaab ee saacado kahor la wareegay gacan ku heynta degmadaasi si...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs