Saturday, May 4, 2024

Cismaan Cali Maadey oo goor dhow lagu dilay Magaalada Belad-Weyne

Dabley hubeysan ayaa caawa ku dishay Magaalada Belad-weyne Masuul ka tirsanaa waaxda Maaliyada ee maamulka gobolka Hiiraan sida ay sheegayaan warar goor dhow na...

Madaxweyne Waare oo xilka ka qaaday Gudoomiyihii Hiiraan Mid cusubna Magacabay

Madaxweynaha maamulka  Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maamulka Gobolka Hiiraan Yuusuf axmed hagar (Yuusuf Dabageed) kadib khilaaf xoogan oo soo kala...

Ugaaska Xawaadle oo shaaciyay Sababtii ay u diideen Ciidankii laga qaadi lahaa Baladweyne

Odayaasha dhaqanka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa dhawaan ka hor yimid qorshe dowlada federaalka Soomaaliya ku dooneysay in ciidan uga qaado magaalada...

Dagaal saaka waaberigii ka dhacay degmada Balcad iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal ayaa saaka ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe kaasoo dhexmaray ciidamada xoogga dalka iyo dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-shabaab. Wararka ayaa sheegaya...

Barakac mar kale ka bilowday Belad-weyne & Webiga Shabelle oo ku fatahay

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyn ayaa sheegaya in saaka magaaladaasi ay ka barakaceen dad fara badan, ka dib markii wabiga shabeelle uu fatahaad ka...

Wararkii ugu dambeeyey xaalada Belad-weyne & khasaare ka dhashay dagaalkii saaka

Waxaa degan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan kaddib bannaanbaxyo rabshado watay iyo dagaal saaka ka dhacay magaalada qeybo ka mid ah. Ciidamo Beeleed uu hoggaaminayo...

Ra’isul Wasaare Rooble iyo wefdi uu hogaaminayo oo goordhaw gaaray Jowhar

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada go'doonsan ee Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle. Wafdiga...

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Baladweyne oo xalay la wareegeen Ciidamo hubeesan

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaalka magaaladaasi saakay tahay mid degan kadib markii xalay qeybo kamid ah...

Khilaaf soo kala dhax galay Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed iyo Doorashadii oo joogsatay

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu soo kala dhax galay Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe...

Jeneraal Xuud oo Nabadda qaatay wadahadalna la galaya Madaxweynaha Hirshabelle

Janeraal Abuukar Warsame Xuud oo si weyn uga soo horjeeday maamulka Hirshabelle uu hogaamiyo Madaxweyne Cali Guudlaawe , ayaa shaaca ka qaaday in uu...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs