Saturday, May 18, 2024

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Wasiiradii tirada badnaa uu soo magacaabay Cali Guudlaawe

Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Jowhar ayaa meel mariyay, golihii wasiiradda uu dhawwaan soo magacaabay Madaxweyne Cali Guudlaawe. Madaxweynaha...

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Deegaanka oo goordhaw la wareegay Yasooman (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada deegaanka ee loo yaqaan macawuusleyda, ayaa goordhaw la wareegay deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan, waxaana halkaasi...

Wararkii Ugu Dambeeyay dad isku qoys ahaa oo xalay lagu dilay Deegaanka Xaluule

Rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed ah ayaa xalay deegaanka xaluule oo hoostaga degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay dad isku qoys ahaa. Dadka...

Nabadoon Cabdiraxmaam Jimcaale Agoon oo la dilay iyo Madaxweyne ka hadlay Dilkiisa

Kooxo hubeesan oon heebtooda la garan ayaa xalay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ku dilay Nabadoon Cabdiraxmaan Jimcaale Agoon oo kamid ahaa waxgaradka...

Gole siyaasadeed oo dhaliilay Xasan Shiikh Maxamuud iyo Mucaaradka ku kacsan Dowladda Soomaaliya!!

Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo ah gole siyaasadeed ayaa shir ay yeesheen ku dhaliilay hogaamiyaasha mucaaradka, iyo madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo...

Ciidamada AMISOM oo saakay mid kamid ah gaadiidkooda ku dilay labo ruux oo shacab...

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM saakay jiireen gaari dameer ay la socdeen...

Xasan Sheekh oo saakay Hoygiisa ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif (Daawo Sawirada)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hogaaminayay oo shalay gaaray magaalada Baladweyne ayaa saakay booqasho ku tagay guriga uu Baladwene...

Cabduqaadir Arwaax oo Shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu hayay kana hadlay Sababta

Gudoomiye kuxigeenkii Arimaha bulshada ee gobolka Hiiraan Cabduqaadir Maxamed Arwaax oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Baladeyne ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii...

Madaxweyne Waare oo la kulmay Saraakiishii ciidan ee tagay Baladweyne

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Baladweyne xalay kula kulmay saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan  Qeybta 21aad oo xalay gaaray...

(Akhriso) Wasiiro Muhiim ah oo xilalka laga qaaday & kuwo cusub oo la magacaabay

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo saaray wareegto xilalkii looga qaaday labo wasiir oo ka tirsanaa maamulkaas. Afhayeenka Hirshabeelle Daa'uud Xaaji Cirro...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs