Thursday, May 23, 2024

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday fariisimo ay leeyihiin ciidamada AMISOM

Dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan dowladda & kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay saldhigyo ku yaalla duleedka degmada Buulo-Burde...

Hay’adda Gift of the Givers oo 500 oo qoys kaalmo ugu qeybisay Belad-weyne (Sawirro)

Hay’adda Gift of the Givers oo ka mid ah heyadaha samafalka ee dalka ka howlgala ayaa kaalmo ballaaran gaarsiisay boqolaal qoys oo ka mid...

Cali Jeyte oo saakay xoog kula wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay aroor hore ciidamo ka amar qaata Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan...

Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay Sh. Max’ed Suleymaan (Gacameey) & ilaalo la socotay

Howlgal ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaanka Gamboole ee gobolka Sh/dhexe ayey ku dileen sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab Saraakiisha Danab ayaa sheegay...

Wabiga Shabelle oo ku fatahay magaalada Baladweyne iyo cabsi xoogan oo jirta

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in wabiga Shabelle xalay bilaabay in uu ku fataho xaafado katirsan magaaladaasi kadib...

Faahfaahin: Ganacsade caan ah oo xalay lagu toogtay Magaalada Beled-wayne

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dil xalay Ganacsade caan ah loogu geystay magaalada Belad-weyne ee gobolka Hiiraan suda ay sheegayaan wararka halkaas naga...

Wararkii Ugu Dambeeyay Ahlu Sunna oo isaga baxday Degmo ay dhawaan Qabsadeen

Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi isaga baxeen ciidamo taabacsan kooxda Ahlu Sunna kuwaa oo degmadaasi dhawaan dagaal...

Hirshabelle oo shaacisay Jadwalka doorashada lix ka mid ah kuraasta Golaha shacabka

Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa goor dhoweyd soo saaray Jadwalka doorashada lix ka mid ah kuraasta Golaha shacabka Baarlamanka federaalka Somalia oo lagu qabanayo Magaalada...

Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya oo goordhaw loo doortay Xildhibaan

Doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya ayaa ka socota magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana goordhaw la doortay kursigii...

Madaxweynaha Hirshabelle oo qaabilay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Madaxtooyada Magaalada Beledweyne kula kulmay guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo federaalka.   Madaxweynaha waxaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs