67 ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Sh/dhexe & Jen. Odowaa oo gaaray..(Sawirro)

Wafdi uu Hoggaaminayo Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Taliyaha ciidanka dhulka iyo Wasiir-Dowlaha Gaashaandhigga ayaa maanta kormeeray Magaalada...

Toogasho ka dhacday Paris & Booliska France oo ka hadlay (Daawo Sawirro)

Toogasho ka dhacday bartamaha magaalada Paris ayaa waxaa ku dhintay labo qof afar kalena waa ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen dacwad oogayaasha. Eedeysane...

Aadan Madoobe oo fariin deg deg ah u diray dhinacyadda ku dagaalamaya Baydhabo

Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dagaalada ka socdo magaalada Baydhabo, isagoo...

(Sawirro) Wasiir Fiqi oo booqanaya Pakistan & Xog ku aadan ujeedka safarkiisa

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macallim Fiqi ayaa safar maalmahan ku maraya Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistaan isagoo la kulmay...

Ciidanka dowlada oo soo bandhigay rag ka soo goostay Al-Shabaab (Sawirro)

Ciidamada DF ayaa degaanka Ceel baraf ee gobolka Sh/dhexe ku soo bandhigay shan xubnood oo ka tirsanaa Al-shabaab kuwaasoo isku soo dhiibay ka dib...

Shariif Xassan: “Laftagareen waa lagula xisaabtami doonaa dhiiga shacabka ee uu daadinayo

Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xassan Shiikh Aadan ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha xilka haya ee maamulkaas C/casiis Laftagareen inuu bilaabay dagaalka ka socda...

Farkeeti oo ka hadlay qaabka uu ku bilowday dagaalka ka socda Magaalada Baydhabo

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeti ayaa sheegay in dagaalka saaka ka bilowday magaalada Baydhabo uu bilowday ka dib weerar lagu...

(Akhriso) Dowlada Somalia oo war ka soo saartay dagaalka ka socda Baydhabo

Dowlada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dagaal culus oo saaka waaberigii ka qarxay magaalada Baydhabo kaasoo u dhexeeya ciidamo daacad u ah madaxweynaha...

(Sawirro) Ilhan Cumar oo xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyey Madaxtooyada Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe...

Maxaa lagu daahfuray Munaasabada uu xalay Cali Guudlaawe ku qabtay Jowhar? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa Magaalada Jowhar ka daah-furay Macadka Tababarada Shaqaalaha Dowladda Hirshabeelle. Madaxweynaha oo ka hadlay furitaanka Munaasabada ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs