Tuesday, May 7, 2024

Madaafiic maanta lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Tiro madaafiic ah ayaa lagu garaacay Xaruna Madaxtootada Soomaaliya oo kutaala Degmada Wardhiigley, waxaana madaafiicdaasi la sheegay in ay ku dhaceen xaafado ku dhaw...

Duufaanta Tembin oo dad badan dishay guryo badana bur burisay (Daawo Sawirada)

Dalka Filibiin waxaa ku dhuftay duufaan xoogan oo dhalisay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana laga cabsi qabaa in khasaaraha duufaantan...

Daawo Sawirada: Kaamirooyin duubay Doofaarka Dunida ugu fool xun !!

Saynisyahanno ayaa qaaday sawirkii ugu horreeyey doofaar duurka ku jira oo ah nooc dhif iyo naadir ah, oo ah kan ugu foolxun doofaarrada. Doofaarkan oo...

Cunno-qabateyn adag oo lagu soo rogey Kuuriyada Waqooyi iyo Dowlada Shiinaha oo…

Kulan shalay oo jimco ah yeesheen Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa cunaqabateyn hor leh lagu saaray Dowlada Waqooyiga Kuuriya, oo iska indho tirtay digniino...

Waqtiga rasmiga ah ee Soomaaliya lagu soo wareejinayo maamulka hawada oo la shaaciyay

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa shaaca ka qaaday in maamulka hawada Soomaaliya dowlada lagu soo wareejinayo maalmo...

Dil Saakay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya

Kooxo hubeesan oon heebtooda la garan ayaa saakay Degmada Waabari ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen Gudoomiye Laameed Degmadaasi katirsanaa. Sida aan Wararka ku...

Bishaaro Bishaaro: Baro Quraanka Kariimka adiga oo Gurigaaga ama Xafiiskaaga jooga

Bushaaro bushaaro walaalkayga qurbajooga ahow baro quraanka Kariimka iyo Culuum kale oo muhiim ah adiga oo gurigaaga jooga ama xafiiskaga/adiga iyo caruurtaduba Madarasada xifdul quraan online...

Wariye Caan ah oo dilay Xaaskiisa kadib markii ay bixin weysay Gabaati (Daawo Sawirro)

Wariye caan ka ah dalka Hindiya kana shaqeeya Telefishin dalkaasi kuyaala ayaa lagu helay dambi ah in uu dilay xaaskiisa, kadib markii ay bixin...

C/raxmaan C/shakuur ” Ma aaminsani inuu jiro reer gooni u leh caasimadda Muqdisho”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo shalay dacwad ku weysay Maxkamada gobolka Banaadir ayaa si kulul u beeniyay hadal dad badan ka careesiiyay oo shalay...

Ra’isul Wasaarihii hore ee Somalia oo Sheegay in aysan jirin Cid Muqdisho Marti ku...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa si kulul uga hadlay hadalo la sheegay in ay kasoo yeereen...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs