Tuesday, April 30, 2024

Dalkii Labaad oo Dunida kuyaala oo Qudus u aqoonsaday Caasimada Israa’iil

Dowlada Mareykanka ayaa dhawaan magaalada Qudus u aqoonsatay Caasimada Maamulka Israa'il, waxa ayna Dowlada Mareykanka sheegtay in safaaradooda kutaala magaalada Talaviv u rarayaan magaalada...

Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay Shan nin oo gacanta ugu jiray...

Xarakada Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala deegaanka Iidaale ee duleedka magaalada Baydhabo waxa ay xukun dil ah kula fuliyeen shan nin ay ku eedeeyeen...

Diyaarad Helicopter ah oo Baydhabo lagu geeyay Sargaal kasoo goostay Al Shabaab 

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in galabta magaaladaasi la geeyay sargaal sare oo kasoo...

Kuuriyada Waqooyi oo Jawaab adag ka bixisay Cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogay

Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa jawaab adag ka bixisay Cunaqabateyn cusub oo golaha Amaanka Qaramada Midooba kusoo rogeen dalkaasi, kadib markii Kuuriyada Waqooyi ka biyo...

Isra’iil oo siideysay sadex nin oo u dhashay dalka Turkiga (Daawo Sawirada)

Maxkamad kutaala Israa'il ayaa maanta sii deysay Sadex nin oo Turki ah ay xireen Ciidamada amaanka Israa'il , waxaana ragan lagu qabtay  magaalada barakeesan...

Cumar Cali Idiris oo ka hadlay Xilkii dowlada ka qaaday iyo Qorshihiisa Mustaqbalka (Daawo...

Dawladda Soomaaliya gaar ahaan Wasaarada Arimaha debedda ayaa dhowaan Xilkii laga qaaday Safiiro uu ka mid yahay Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Qadar. Safiirkii Soomaaliya...

Dab lagu dhamaaday oo qabsaday Suuq ku yaalla Magaalada Davao (Daawo Sawirro)

Ku dhowaad 50 qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku geeriyoodeen dalka Philippine ka dib markii uu dab ka kacay Suuq laga dukaameysto oo...

Madaxweyne ku xukuman xabsi 30 sano ka badan oo Isbitaalka loola cararay

Madaxweynihii hore ee Peru Alberto Fujimori oo 79 jir ah ayaa xabsiga laga soo saaray oo isbitaal loo qaaday, sababo la xiriira garaaca wadnihiisa,...

Madaafiic saaka lagu duqeeyey degaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose

Madaafiic culus ayey saaka ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ku garaaceen tuulooyin hoos taga degmada Qoryooley ee gobolka Sh/hoose. Wararka ayaa sheegaya in duqeyntaas ay...

Danjire Keating: Somalia waxay qarka u saaran tahay iney cagaheeda isku taagto dhaqaale ahaan”

Madaxa Qaramada Midoobay ugu sarreeya Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ansixintii dhowaan la ansixiyay miisaaniyadda federaalka ee dalka, taasoo ah  guul weyn oo laga gaaray...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs